masha allah illahay qurux iyo cod wu ku siyey with a good style long life kuwa qabiilka iyo qudhun ka wada meesha ka baxa waxas oo hablaah somaliyeed ka daya aflagaadada waxad tihin wax bila xurmo iyo xiishood lagu dhalay waa gabadh somaliyeed oo ree awdal, awdal waa somaliya maha somaliland
hahahaha inang nise doon
ilman112 1 month ago
waaaaaaaaaar gabeareegaa cayahaya gabadha waryaa nasaq wax ha kasheegin gabadha xoolo ayaad tahayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
gagale505 6 months ago
waaaaaaaaaaaw geenyo oo lasoo kalabaxday ahaha fanada dada yar ee yurub genyo waan ku tageeraa papa
gagale505 6 months ago
@aniga126 Doqonkaan dadka sharafta kaga ciyaaraya bal eeg......awalba idoor aan aqli laheyn baad aheyde. orod gabadhu waa gabar somaliyeed hadii ay qayisho iyo hadii ay wadaad tahey waxkasta waa ka helitaan......grow up ciyaal yohow
TheSomalia154 7 months ago
WAA MAXAY TAN CIDI WALBA SHEEGANAYSO... ADEER GABADHA ANAGAA GARANAYNA OO WADA QAYILI JIRNAYE MAAD ISKA DAYSAA.. YURUB ALA MAXAAN JAAD U SOO QAADAY XAAFADIHII XAASLAYDA EE BORAMA.....
aniga126 7 months ago
she is beautifull and nice voice long live yurub geenyo u look like geenyadii darwiishka
xasan210 8 months ago
waaw maansha alaah yurub geenyo waa gabadh qurux badan oo cod macaan ilaah siiyey maansha laah waana gabadh styl ah walhay maansha alaah
waa gabadh reer ssc waa quruxdii duriyada siciid harti
xasan210 8 months ago
waar kuwan samaroona waxa waashay awdal state o xagaydunu la qaban waa yabe
bananadaism 9 months ago
YURUB GEENYO FROM BORAMA CITY , AWDAL STATE.
Awga143 9 months ago
masha allah illahay qurux iyo cod wu ku siyey with a good style long life kuwa qabiilka iyo qudhun ka wada meesha ka baxa waxas oo hablaah somaliyeed ka daya aflagaadada waxad tihin wax bila xurmo iyo xiishood lagu dhalay waa gabadh somaliyeed oo ree awdal, awdal waa somaliya maha somaliland
hamse83 1 year ago