Sahra Axmed #9

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
58,774
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 22, 2011

Sahra Axmed

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (LBchannel)

  • @LBchanal maku xiriiri karnaa email ahaan meel kasta meel aan xornimo wax ugu qori karo aan rabaa aad u mahadsan tahay .

  • @AnfacD Youtube gudaheeda si xornimo waynu u wada xidhiidhi karaynaa. Anigu meel aan youtube gudaheeda hayn dadka kalama xidhiidho sxb.

Top Comments

  • SAHRA AXED , WEY WEY,,,,,, AXASAN FANANAH ,, thanks LBCHANEL FOR THE VIDEO

  • yaasalaam daayir buu kula tuntay suldaanku dadka baryahaan ka fariista laga waayay oo yutube ka un wax ku soo gura bal may keenaan wacdarahaan oo kale horaan u iri qowdhan waa loo baahan yahay,

    WAXAASAAA DOOKH AH sxbkay ODAY NABADRAADSHE HANBALYO

    waxaan halkaas ka arkaa ninkii qaadi jiray lacageey heestaasoo caan ku ahayd inta somalida ku hadasha biloow yadii 80kii FAYSAL CUMAR MUSHTEEG

see all

All Comments (54)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @nabadraadshe Aamiin walaalo. Adigana sidoo kale aamiin. Mahadsanid.

  • @LBchannel Suldaan cimri dheer & caafimaad Eebbe ha ku siiyo.

  • @nabadraadshe Suldaan sideedaba aniga way i dhibtaa markaan arko qof dhiban, muslin iyo gaaloba. Waana runtaayoo ilaahay uuma naxariisto umadii isku naxariisan wayda. Adigu qof ayaabad ka hadlaysaayee hadii aan arko xayawaan dhibaataysan way i dhibtaa waanan caawiyaa intaan caawin karayo.

  • @LBchannel Suldaan walaal waxaan anigu aad ula dhacay sida hagaagsan aad ugu sheegtay qofkan dhibaateysan.  Waa tii la yiri isu naxariista si eebbe noogu naxariisto.

  • @AnfacD Waa arin wanaagsan hadii heaterkii iyo biyihii kululaa laguu hagaajiyaya. Waxaad ogsoonaataa in E-mail-ka iyo youtube ay isku mid yihiin oo aad labadaba si xornimo ah oo ayna qofna ku arkaynin aad wax uugu qori karayso.

  • @LBchanal meel ku gooni ah oo aan wax kuugu soo qori karo maleh markaan waxyar kuu qoray waa laiga xirey. waa la, ii hagajiyey hot waterkii and heatkii Alxamdulilaah. mida kale joornalka aa la soo galisayaan moodey in joornal laga qoray, aad u mahadsan tahay.

  • @AnfacD Joornaalka aad sheegayso anigu maan arag. Yaa qoray? xagee lagu qoray? xagee laga helaa anigu ma garanayo.

  • @AnfacD Halkan uuma jeedo meeshan aynu imika ku wada hadlayno ee waa meel qarsoon oo ayna dadku arki karin. Waa Private.  Sideedaba anigu youtube gudaheeda ayuunbaa la igala soo xidhiidhaa.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more