Hees Macaan oo kaban ah HQ (Innaba caadi ma ahan)
Uploader Comments (CrackerDazz)
All Comments (19)
-
codkan oo kale way adagtahay in aad heshid ama aad aragto qof leh wakhtigan xaadirka ah waa cod dahabi ah aad baan u jecelahay heestan cajiiiiiiib
-
inaba caadi maaha waar ma faaliyaad tahey
-
c'est la chanson que j'ecoutais dans mons pays djibouti
-
iyaaaaaaaaaaaaah,cadi mahan heestu..coooooooooooool
-
horta reer xamarkan way walanyahiin fannka mada taqani waa mohamed aden iyo fatouma ahmed wa fananka qarinka jabuuti waye markasta markada dadkale garatan hadalay abooo ok
-
yasalaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaam
-
Reer xamarka ayaa ku hasawa in burburkoodii Djibouti fananiin ka bililiqeystay, waar beenta iska dhaafa heestan 80" ayey Radio Djibouti ka soconjirtey. ma kuleyl u dhimo ama u baaho waxaa ku soo mariyey ma cidbaa ku khasabtey xawaan
-
Reer xamarka ayaa ku hasawa in burburkoodii Djibouti fananiin ka bililiqeystay, waar beenta iska dhaafa heestan 80" ayey Radio Djibouti ka soconjirtey.
-
@maxamadxaaji kkkkkkkkkkkkk ma djibouty ayaa heeso taqaan, duli ala ku bad inta heesta ee saxaraha yar kunooli waa fanaanintii kasoo carartay markii ay colaada somali runta ahi bilaabatay ee ku soo qaxay mesha kulull walahay kulka waan ku dhiman gadhay mar aan sii maray last month, markaa djiboutyda aad sheegaysid xaafad burco kutaal ayaan ka dooranlahaa somali oo dhana wey ogtahay in labada tuulo ee cidamada aduunyadu isugu timi aney heeso oqoon,kkkkkkkkkkkk waraabe foqol waraabe, kkkk
nimanyahow Codad-kan macaan dhageysta kuna raaxeesta ,meel kasta qabiil iyo qurun hadaad keentaan waa dhibe ...wats wrong with u guyz !
CrackerDazz 4 months ago