Forever Video, http://www.forever-video.com/movies.htm, provides video and photo production services for weddings, birthday parties, school reunions, corporate conferences or conventions, baby shower, and all events at affordable prices in Toronto, New York City, New York, Connecticut, New Jersey, Delaware, & Philadelphia. Please visit our web site for wedding video video/photo packages, prices, samples, & contact information (Tel: 416-519-8433, 647-500-0898, email: info@forever-video.com). Thank you. 092509 Bana Toronto FD
Bana Mohamed's First Dance Slow Song Wedding Reception Atlantis Pavillions Downtown Toronto.
You guys are sooo ignorant walahi. Congrats maad u quuri la' waaydeen
Camille1635 3 weeks ago
INANKU WAA ............ INATUNA WAA CARAB,,SO 2012 BAA LA MARAYAA,,,WAX CEEB AH KUMA ARKO MESHAN WAA AROOS,,MASHA ALLAH
KAMANEFlSO 1 month ago
@somrazy3 sxb lol soomaalidu maha dad dhaqanleh. marba qolada ay la joogan ayay ismodan hahaah tan wax cusub maha ilahay ha inoo gar gaaro wayo dhibteenu ma yara inakana iskugu wacan oo is dagalnay oo is cunay
malihoezkilla 1 month ago
is she somalian??????
shahidNsrkfan 2 months ago
@MsHollywood143 sxb anigu isaaq ma necbi. sxba qaali ah yaan ku leeyahay qola walba somali ahi. lakin waayo aad ajanib uugursan. ma hablihii Somalida ahaa ba dunida kadamadeen? diiga xalasha somali yaa wasaqeeneysan. ee isku xishoda. somali diidnimo inta iney ka tahay iyo xaasid aad isku qabtaan ma ogi sxb.
somrazy3 2 months ago
@somrazy3 Cajiib, maxaad somaali weeyn oo idiil ogala soobaxday iidoor ma wuxu yahay buu ku sheegay hunno qabiil dhaan haaa u cayin nin dartiis. ee daadka waa walalaahaaye aflagadaada ka daa.
MsHollywood143 2 months ago
Gurigaaa ba dheh war ma gabar somali ah buu waayay haku qalato naagtu inay dadka qalato xitaa yaaa og somali dhaqan halays ah baa soobaxay qurbahaasa ugu wacan
butterflySom 2 months ago
cajiib,,, walee somalia waa waasheen,, bal aan aragno 20 sano kadib waxa ay la imaani doonaan,Alle ayaa og!! Alloow nahanuuni!!
mrBaariyow 4 months ago
somali wax walba waa aroosin.. uff. dhiiga bey naga waseeqeen . idoors.com waligood somalinimadod waa cararin
somrazy3 6 months ago
@niissa20 why because gabadha soomali ma ahan????
hijaabiforlife 6 months ago