Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Qisooyin Murugo Leh P1

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
66,072
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 3, 2009

No description available.

Category:

Education

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • maansha alah ilaahay ha kaa abaal mariyo anaga kuwii ku waano qaata alaha naga yeelo

  • ilahay hakasiiyo ajar an lasokabi karin walal keen abkar

  • waa qiso aad u cajiib ah

  • allah akbar yaa rabi forgive us aamiin

  • @Abdiilko ASC marka hore waan ka xumahay inaad caydo culamada ilahay sababtoo ah iyaga waa nuurka umada wixii khalad inagu dhex jira ayuu inaga saaraya way inaga cilmi badanyihiin sharaf bayna mudanyihiin iyaga wax ay ka rabaan maleh aan ahayn inay kaliya kuu sheegaan xaqa marka weliga ka dhowrso cayda culimada wabilaahi twofiiq

  • dhamaanteen aan illahay ka baqo si aan naxaristiisa u helo

  • macnahaygu maahan cabdiilko waa gaal balse waxaa jira dad xooga lacag ah iyo aqoon ufiican oo diineed aan laheen oo la gaalaysiiyey ...qof kasta oo diinta waxfiican ka yaqaana ha ku dadaalo sidii uu diinta u bari lahaa dadka kale ....allaah ha so hadeeyo oo xaqa ha fahansiinyo ..dhamaan dadka caqligooda la xaday

  • dadkiina ujawaabaya abdiilko waa inaad ogaataan in dad somali ah oo jahwareer ku dhacay inay jiraan oo ay suurta gal tahay inay galeen diinta kiristanka sababto ah ayakoo aqoon diineed laheen gacanta la gu dhigay..oo qalbigooda la xaday.....

  • masha,Allaah Allaha ku xafido aduun iyo akhiraba yaa shiikhanaa.

    Thanks Allaah.

  • abdikow ilaahay haku soo hanuuniyo shiikhana wax haka sheegin maalin aadan afka ka hadlayn bay xubnahaagu kugu mar khaanti furayaan

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more