Hees GARAADLAAY By Falis Abdi Maxamuud.flv
Uploader Comments (gabalaax)
Top Comments
-
kkkkkkkkkk waar Naagtu waaba Halise ..kkk heestani aad ayay iiga qoslisay ..Odaygeeda aad ayay u jeceshahay waabay ilaashanaysaaye kkk ...halkaa kaga ay falis oo yaan lagaala bixin odayga..kkk
All Comments (27)
-
EBYan kakakkakak,,,,,,,,,,,,ma adiga ayaa odaygaaga lagugu soo weeraray qurux kakak good luck
-
esha cala hees naagti ninkeda naaag kale aay soo damacdo heestan haa u shiido jid cusub bad noo furtay falis cadey
-
heestu ikraaan mahan wax ay khuseyso ee dadkale aan u malaynayaa. fanka soomalieedna mahan in sitoos ah qof aflagaaadeyo aydoo la heesayo viva 2 gabdhood ee soomaliyeed fanka ya laqaldin faliseeeeeeeeeeeey
-
waaaaaaaaaaaw lkn walahi runta ani waxay ila tahy labadan ikran le cod macan calashan qurux badan hhhhh nice one
-
waa ka baxsatay
-
@Samiira87 miyaa? ok mcnto ha lagyga raali noqdo adiga iyo queenba sorry!
-
@SuperBarwaaqo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaadeer somaliqueen10 hala yaabin habar iidoora magacayga oo copy ah sidata ayay u jawaabaysee qaali badaneey inaadeer macaaneey waad is fahmi waydeen lol habar magacayga ka samaysay Samiira78 & samiire87 & Samiiro78 taasoo kale alle ma ku tusay kkkkkkkkkkkkkkkk
-
hmmmmmmmmmmmmmmmmmmm hesan caadi maha
Cayda iyo aflagaadada lama ogola, haddaad fikradaada dhiibaneyso, dhiibo adoon qofna aflagaadeyn, haddii kale ha isku ceebeyn meesha, adinkoo mahadsan daawasho iyo dhageysi wacan.
gabalaax 10 months ago 4