Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

War Baroordiiq London Baafo 11 01 10.mpg

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
19,244
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 11, 2010

Baroordiiqan Loo sameeyey Dadkii ku geeriyooday Qaraxii naxdinta lahaa e ka dhacay Hotel Shamo 3 12 09 ayaa kasoo qeybgaleen Boqolaal Somali ah kaasoo ay fanaaniinta reer london ay ku soo bandhigeen hees cusub oo ku wajahan umuurtaas cida geysatay waxaana lagu qabtay bartamaha magaalada LONDON ee Dalka Britain by IBRAHIM BAAFO LONDON
ibrahimbaffo@hotmail.com

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • how come everbody wants peace but nobody wants to drop the guns people dont kill people ak47 kills somalis

  • . yes waa ka xunahay caruurta masakiinta.

    laakiin sow qamarey ma eheeyn tii caydiid iyo cabdullahi ka daba mashxaradaysey

    darood laaya kadibna hawiye laaya

    midba mar abiti iyo habaryarsanayse,

    what goes around comes around.Intayse ditornimo ku aragtay. You better respect yourselves. somali iyo Oohin waa filin

  • jooqle waa fanaan aan caadi ahayn

  • caadi ma ahan nin kii alifey hees ta baroor diiq waa wax laga xummaad

    waxi ay gees teen niman ka al ashraar ma ahan shaab be waa shraar magacii ayey noo ga dhelen illahay adun kooda iyo aaqiradooda ba ha halleeyee

  • ASC. Waan salaamayaa dhamaan muwaadiniinta soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, taa dabadeed waxaan u mahadcelinayaa walaalkeen Ibraahim Baafo oo runtii mar walba inoo soo galiya net-ka arimaha ugu dambeeya ee soomaalida London qaasatan xafladaha muwaadiniinta soomaaliyeed. waxaan inbadan ku leeyahay mahadsanid walaal.

    Xafladan waa mid qiimo badan runtiina u baahan in soomaalida ay iskugu xirmaan sida ay isugu xiran yihiin reer London. Soomaaliyeey Toosa oo Kaca waatan libintiiye. Abdulahi.

  • ibrahim baafo sxb alle baa mahad leh tan xigta adigan thank's sxb waxad soo galiisaa video yaal ficaan sxb anga tv giina wali nama soo garinee warwarka cilp yada noo soo gali abee oo HD ah thank's bro this's Duqbilow kablow farax walalkiis macow kii ka yara Qarashow dariskiis

  • Appreciated

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more