War orod oo fiiri bogga somaliswiss waxaa lagu qoray inuu gar-gaduud cayr waydiistay in aay cafiyaan wuxuu dhahay war dal carbeed "POLITICAL ASYLUM" ha la ii weydiiyo. Al-shabab jago waa u diideen oo waxay dheheen shacabka ka mid noqo.
kkkkkk maan agaabanida alla maganeh .. aqligad dhan intaas mii? acudka . mujaahidka hadi toosna ii hadi kale allah wa na tusi .. wadaadkaan waraawe waye allah magan . sh umul culumadi somali wa ay ka yabeen waxana jirto qiyaamo ogaw qawiil kualama galayo qabriga xasuuso .illah wa garsoor ee qashiminta aw sida drug dealerska camaleeti iyakaba is aminin unuka iska daye . islam siyadisu wa xalka umada diina illah dadrtid nine shaqsi u orod..
@salawaat1

maruti22 1 year ago
shaydaan Dhair aweis
abdi6734 1 year ago
@salawaat1 war majeerteen ma ahi aniga iyo gar-gaddud isku qabiil baan nahay saaxib (habar gidir). Qabiil maanta arrintu ma taagna doqon yahow ee dalka iyo dadka ma ka naxeeysa ? kursi doonka waddankeeni bur burshay ma ka qabana ? laakiin wax laguu sheegi karo maleh ileyn doqon ayaad tahay tii ku dhashay waa kugu qasaartey
maruti22 1 year ago
@qaranradiye SO WHAT [DABADHILIF] KKK
salawaat1 1 year ago
@maruti22 FAQASH MJ KKK
KANAX AMA KU FARAX
VIVA COL. SHIKH XASAN DAAHIR AWEYS
salawaat1 1 year ago
eey eey dhalay oo kursi doon ah gar gaduud, is power hungry.
The USA must kill this guy like they did to AYRO (cayroow) the terrorist
maruti22 2 years ago
kkkkkk maan agaabanida alla maganeh .. aqligad dhan intaas mii? acudka . mujaahidka hadi toosna ii hadi kale allah wa na tusi .. wadaadkaan waraawe waye allah magan . sh umul culumadi somali wa ay ka yabeen waxana jirto qiyaamo ogaw qawiil kualama galayo qabriga xasuuso .illah wa garsoor ee qashiminta aw sida drug dealerska camaleeti iyakaba is aminin unuka iska daye . islam siyadisu wa xalka umada diina illah dadrtid nine shaqsi u orod..
MUSLIMAHLOVELY 2 years ago
Waa runtaa. Kuwaas inaan dal la wadaagno waa ayaandarro inaga oo dhan na haysata. Shaqsi ahaan, diintoodana ma rabo oo Islaam anigu diin uma arko. Illaah haddu jiro Soomaali ayuu dadka ugu neceb yahay, mana jiro ee waxaa habboon in dadku riyada ka toosoo dantooda mideeyaan. Raadsada diin aysan miino ka soo horreynin haddaad diin-doon tihiin, waayo, waa isku mid badanaa diinnuhu.
ogaal83 2 years ago
odeygan dulmi ayuu umada u horseedayaa dagaal ayuu mooday in uu ku gaarayo xukun sheekh shariif ayuu ka suluugay waayo sheekh shariif siyaasad dabacsan ayuu ku dhaqmay waa guulaystay odey xasan dagaal ilaa 1993 markii bosaso wax waa ku keeni wayay ilaa hadda dagaal ayuu daba socdaa dagaal muslim u dhaxeeya faaido laguma gaaro odey xasan..
qaranradiye 2 years ago
sheikh sharif halgankii buu ku tuntay...dhiiga mujahdeenta iyo shacabkii dhiigiisa ayuu kursi kubadashay taasina waa wax aad iyo aad uxun....dowlad islam oo hadana gaalo AMISOM ah ay ilaalinayso waa wax lala yaabo...dowlad islam lama yiraahdo waxaas waa dowlad riddo ah..
StraightouttaSomalia 2 years ago