Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

8-Subac Quraanka kariimka Al-baqrah (240-252) [SaKiiNLaQ]

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
12,335
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 15, 2009

waa qeybtii 8-aad subicii qur'aanka kariimka oo ay inoo aqrin doonaa Culumaa'udiin soomaaliyeed Ilaahey ajar fara badan oo aan lasoo koobi karn ka siiyee anaga ku dhageysta islamarkaana ku cibro qaata Allaha naga dhigo-
Aamiiiiiiiiiiiiii......iiiin!!
Soomaliya Ha noolaato!
Ifka hibo ku noolow aakhirona halkii roon! Hooyoy Aakhir Halkii roon!
Aaaaamiiiiiiiiiiiiiii.............iiiiiiiiiiin!

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • asc wr wb sakiinlaq bro,

    bro subac oo kaamil ah an u baahnaa micnaha 114-ta ama todobada jalaad.

    allah ajar kaa siiyo bro marka sideen u heli karaa intaas bro ?

    jawaab an kaa helo bro mahadsanid.

  • Maansha alaah, culumo kuwaan baa la dhahaa.. Quraanka sidaan ha loo xafido ninkii kheyr rabo inuu ka danbeeyo. Sakiin liq saaxiib wax wanagsan baad soo dhigtay mesha. Waxaan kaa codsanayaa inaad magaca iska badasho.

  • soo dhameestir walal subac waa wax aan ku soo kur nay

  • mashaa alaah subacan waxaan kajeclahey majirto wad mahadsantahiin walaalaha sogeliyey halkaan  magaceyga mmm

  • maasha allaah sakinmadia sida sharafta leh oo u so galisen subacan and my mcalim abuukar maxamed cameey ad ugu farxay

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more