Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Riwaayad: "WAYNU ABUURI KARNAA NOLOL" Qaybtii 1aad

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
41,411
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 20, 2010

http://www.oodweynenews.com/ , somalia, somaliland, hargeysa,muqdisho, ciid, heeso, fanaan, burco, hees cusub, berbera,puntland, Barnaamij, somali music, somali songs, fanaan, War, Classic Music, ciyaaro, somali sports.Riwaayad, Somali drama

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (11)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wow!!!!!!! this a great film. it has great story and direction. 

  • maahd sanid xildhibaan cabdiraxmaan yuusuf cartan oo sameeyeyriwaaaydan qiima ha leh

  • Waa barnaamij dhiiri-gelin ah oo loo baahanyahay, Soomaalida waxaa wax loogu sheegaa suugaanta waana dhaqan mudo soo jiray, kumana sii jirto xiligan dagaaladu meelo badan saameeyeen, sababtoo ah iskoolaad oo yar dartood.

    Mahadsanidiin inta barnaamijka sameeysay, inkastoo NJO yahay, balse la'aan ayuu dhaamaa.

  • i was good man

  • waa filim fiican oowax ool leh somali meel kaste ay joogaan waa in wax loo sheegaa oo wax laga dhaadhiciyaa gacan shisheeye iyo dalk shisheeye dhibaatada haysato marnaba ogama baxaayaan ee illow noo gargaar oo naga soo gaar aakhiro samaan waaye maanta tan somali haysto

  • waa filim aad u fiican 20 ila 28 oct 2010, wuxuu maray 2931 views a. waxan filaya dadka oodhan wuu qaniciyey.sifican waa lo doobay

  • masahalaah walhi waa film wax lagu qadanayo..lakiin soomalidu meekasat oo ay joogan inay wax qabsadaan maogola.in wax caydha lasiiyo oo loshaqeeyo ayuun bay rabaan .hadaynu meel uga soo wad jeesan lahayn horumarka dhulka iyo dadka waxayn lamid noqon lahayn aduunyada horu martay ..akhyaarta halka kaga haya wacyi galinta .inshalaah

  • Fadlan Flim oo dhamaystiran halkeen ka heli karraa aad ayay ii qancisay. waa flim loo baahan yahay oo wacyi galin ah... Waanad mahadsantihiin qolooyinka isku taxalujiyay soo saarida flimkan... Fadlan iyadoo dhamaystiran ayay dadku u baahan yihiin oo waa flim dadka wax baraya... waad mahadsan tihiin

  • filmko wuxu u muqda mid sifiican lodoobey wu qurux badan yahay lakin cudka ka xun wax lama maqlayo wan kaxumahay

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more