Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Weerarkii Buuro-wadal

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
4,745
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 18, 2010

weerarkii Puntland kusoo qaaday Buuro-wadal

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (3)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maandeeq,

    Waxaan ahay aqoonyahan reer SSC waxna ku bartay UK, waxaa lagaaray wakhtigii reer SSC isku tashanlahaayeen. Runtii, kacdoon walba waxaa bilaaba dhalinyaradda degaanka ee isbedel doonka. Maanta waxaanu haysanaa laba Garaad oo dhalinyara ah iyo gole Khusuusi, waana Ilaahay mahadii, oday dambe oo mala awaal ku nool latashan mayno. PERIOD

    Waa halkii Mujaahi Ismaaciil Mire:

    Tiiraanyo ololkii dhulkii taani naga qaaday,

    Tafwareemanmaynine intaan tubay ku aanshaaday,

  • Maanta ayey ssc danteedii garatay khusuustuna waa in ay shaqadooda si fiican u gudaan waana shaqo culus SL iyo Pld midna dhulkan ma leh, marka faroole looma joojinayo iyo cidii kale oo isku dayda in ay wax yeesho ssc.

  • Nabadu waa shay qaali ah, laakiin dadkayga air condition baan gelayaan adna dadkaagu bacad ha wadhnaadeen mid la qaadan kara ma aha. Labad maamul ee dadqalatoobay kaa yeeli mayno. Indho isku qabasho danbe ma jirto. Darawiishi midowday sarifankii diiday. Labada mamul ee dadqalatoobay iyo kuwa dalkan u dhashay ee la dadqalatoobayba ha naga naxeen. Waa guul ssc oo midowday. Viva labada Garaad jamac .

    Khasuusi Allahay howsha culus ha idinla garab galo.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more