GAARAA BIDHAAN (HEES) C/TAHLIIL
Uploader Comments (Mudugboy)
All Comments (47)
-
@dulon69 Cabdi tahlil is well and very much alive. He isnt dead yet. WUU noolyaahay.
-
hey I love this song becouse I remeber when iwas in love
-
hey ilove this song old smali iremeber when i was in love
-
gaaraa bidhan waxayidhaa xawayaan aad uyar oo habeen kii meelaha miyiga ayuu iftiimaa kolba wuu qarsoomaa
-
@dulon69 what in the world are you talking about.. dude this nigga is a life!!!
-
@punsom saxiib wuxuu ula jeedaa xitaa si aan macquul aheyn ayaan kuu raadiyaa oo haddii iftiin caadi ah lawaayo waxaan isticmaalayaa waxwalba xitaa hilaac iyo garabidhaan.. I hope inaad hada macnaha fahantah..laakiin afsoomaaligaaga aad ayuu u fiicanyahay..marna ugumafakarin inay sadexduba dagdagbadanyihiin..
-
wooow waa cajiib in la isku qabsado somaliga maanta aad ugu faraxsanahay lakin waxa la isku haysto waxaa soo tuuray qof hadana haysta kuma jirto gaalaa bishaan justa waxaa ka helay sidaan wada niqiinay gaaraa bishaan oo caan garanaayo qofwalba kunool mii ama magaalo qasatan xilyada roobab ka daan gudcurka badan gaaraa bishaan cayayaan yar ifa una ifa sida nalka oo kale kuna dhax jira geedaha ama keymaha hadaba cabdi waxoo kawadaa maadama uu ifo asiga kugu radinaa
-
Punsom, waxaad tahay Somaliga kaliya ee almeeno wax analizegarynkara intaan arkay. good job. arintaasi dood bay istaahishaaye Cabdi tahliil muxuu naga leeyahay.
Halkaas waxaad ka garan laabaatan iyo shan sano inaanba heesta la fahmin ee laysaga maleeyey inuu macno ku heesayo. Somalidu ma caaq baa?
-
weeeeeeeeeeeeeeeey axsanal fanaan cabdi tahliil warsame kan meesha leh gaalaa bidhaan wa adadka afsoomaaliga huudha lagu baray waar gaaraa bidhana leh suuxe kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk nice song
-
Bil Labaad dhacaysiyo Biligtaa Hilaaciyo Gaaraa Bildhankan kugu Baadi Gooba...Ma dhici karta qofka intaa lagu Raadiyay In xiiso loo qabo? jawaabtu waa maya maxaa yelay waa sadexda ugu Degdega badan ee markaba la waayo ifkooda..
Gutsyndicate sxb gaalaa bidhaan maxaa la yiraahdaa? ileyn gaaraa bidhaan waanu naqaanaaye
Mudugboy 1 year ago