subac somali
Top Comments
All Comments (12)
-
Maasha Allah baaraka Laah.
-
sxbyal waxad so gelisan aakhir thanks alot.
-
Maashaa Allaah ilaahoow u naxariis xaffuudan Quraankaada sidan macaanta badan u baratay adaa raaxim ehe
-
mshaa alaah waa subac aad u macaan
-
Surat Al Acraaf Bilaawgeeda .
-
Waan u mahad celinaynaa MACALIMIINTEENII quraanka NASOO baray , balse KITAABADA haddii aad dib u noqoto SIIRADII NABIGANA aqrido ku arki maysid quraan sidaan loogo durdurinaa , Alle halooga baqo Quraanka oo yaan laruugin . Quraanka aan leeya way nasoo bareen , waxaan ka wadaa haba isaga durduriyeene , hana ku waliimaystaana , dad badan oo soomaaliyeed ayayse soo bareen Allaha khayr siiyee , qaladaadkase ka jira . Quraankana haloo Aqriyo si Tartiiba ... Waratillil Quraana Tartiilaa''
-
haye sxb subac maxad usoo gelin weeydayllll??? barakallahu fiikum
-
saxb aad baan kaga raali galeynaya madama adan arkin lakin weey ku jirtaa 114 websiteka lakin subac ahaan ma ku jirto lakin inshaallaha waan isku dayi rabaa inshaallah mahadsanid saxb
-
sxb salmaan maxaa u dhahay waxad ka dhageeysan karta qur aana o dhameeystiran web soo qortay kuma juro
-
maashalaaaah abuukar daba gooye adeerkeey maashalaaah nooleey cimri dheer caafimaad wanagsan iyo ciabada suuban iyo yuusuf cali naxar nuur awal
nuur awal codkiisa inaan maqlooyo ila tahay xusuus ...qalbigaad aalaha nooleeyo sxbkiis
BORSHIN 3 years ago 3