Fikradda Samanter waa Fikrad Sare ee Cilmiyeesan, laakin 2012-2030 ma hirgalikarto. Qabiilada hubeysan ee gaajeysan, ee u bartay in aay dadka boobaan xoolahooda, ma rabaan in aay dowlad cadaalad ku dhisan timaado. Sidoo kale wadaada gaajeysan ee lacagta ku hela "Gaalo ayaan la dagaaleynaa" ma joojindoonaan dagaalka. Bashir, Master Political Science. USA
@liband773 layaab ma lihid oo kuwa ku hogaamiya ayaan maangaabni halkaas dhigtay oo waxaad tahay dadka qudhunka iyo neceebka faafiya..... somaliland wax la yidhaa waa wakhti lumis
hhalyeey 2 weeks ago
Guul Prof Samatar. Hiilqaran na waa rajada kaliya ee u hadhsan ummada soomaaliyeed marka way inay gartaan oo ay ka faa iidaystaan.
hhalyeey 2 weeks ago
Fikradda Samanter waa Fikrad Sare ee Cilmiyeesan, laakin 2012-2030 ma hirgalikarto. Qabiilada hubeysan ee gaajeysan, ee u bartay in aay dadka boobaan xoolahooda, ma rabaan in aay dowlad cadaalad ku dhisan timaado. Sidoo kale wadaada gaajeysan ee lacagta ku hela "Gaalo ayaan la dagaaleynaa" ma joojindoonaan dagaalka. Bashir, Master Political Science. USA
bashirfahiye 1 month ago
Prof. Samatar for PRESIDENT of United Somalia!!!
sachlichBitte 1 month ago
hambalyo soomaalida inta wanaaga jecel oo dhan soomaliya ilhay ha kusoo celiyonabadi xasiloonidi iyo sharafi aany lahaan jirnay
wadaniyad04 1 month ago
we love you Abdi samater if we are somali peaple who live in northern somalia and now called somaliland, long life Abdi samater,
inta waan ku necebnahay lihi waa in cuqdadaysan yaan loo joojin.
wadani412 2 months ago
We love you Abdi Ismail Samatar. you always mention the truth thank you .
Awga143 2 months ago
@liband773
Awga143 2 months ago
xaasid samatar....somaliland waa lagaa necebyahay .....somaliyana waa lagaa nacay imika ...
liband773 2 months ago
@SAMSAM1417 samsam thanks huuno
awdal26 2 months ago