Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Minneapolis0001

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
23,745
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 16, 2009

waxa magaalada washington ee cariga mareykanka todobaadkan ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen mudanaayasha aqalka mareykanka ee senateka guddidiisa amniga qaranka oo looga hadlayay, laguna dhageysanayay warbixino ay soo jeedinayeen qaar ka mid ah bulshada somaliyeed ee kunool magaalada miniapolis oo ka waramayay xaalda caruur somaliyeed oo la sheegay in ay magaaladaas iyo magaalooyin kalba laga kexeeyay iyada oo ay ku biireen urur diimeedka al shabab ee ka dagaalama dalka somalia. hadaba waxa dadkaa ka mid ah osman axmed oo ka mid waladiinta caruurta la waayay iyo crahman mukhtaar oo ah madaxa barnaamijyada dhalinta loogu talo galay ee lagu soo bandhigo xarunta barynt cole. waxaana aan suasha u horeysa weydiiyay osman axmed oo aan weydiiyay bal inuu noo sharxo sida kulankaasi uu ku yimi

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @bartamaha

    LOL

  • Whaaaaaaaaaat?!

  • c/raxmaan waa hiiraha umada somaliyeed anigu aqoon isuma lihin laakiin c/raxmaan si fiican buu u matalay umada somaliyeed laakiin osman. aadbuu u eedeeyay misaajidka hade meel lagu tukado oo aad adiguba ku tukatid inaad eedaysid maaha siday aniga ila tahay

  • Hey Hiiraan.

    How about crediting the source of the photos, specialy the abdirahman mukhtar's photo. Since we were there and its our photo, Thanks in advance

  • What a fake azz, he wanna play his families problems for all the ppl!

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more