Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Codadka Salada Darbi & Magool Qaabeynta Mudug1

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
51,651
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 7, 2009

Codadka Boqorada Codka Xalima Khaliif Cumar (magool) Iyo Salad Maxamed Shardi (Salaad Darbi)
Waxa ay heestaan ka Mid Tahay heesaha aadka loo jecelyahay.

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Ilaahay janadii fardowso ha siiyo amiin.

  • @abdirizakmohamed1 sxb adiga hadalka meesha uu socdo ayaadba iga qaldeysaa broo, anaga hadda meeshaan heesta taalla waa hees labbo fanaan magool iyo derbi, hadaba brother sheekadu waxay inoo mareysay heesta oo la yiri waxay ka mid aheyd heesihii hirgalay, marka xassan adan maxaaba meeshaan soo gelshay, waaba labo fanaan oo kalee, jawaabta heestaan in layga siiyo ayaan rabaa, hadaba hadalka haddii aan saxno qofkii yiri heestii hirgashay waxaannu leenahay broo tani ma ahan tii hirgashay.

  • @baaruud17 SAXIIB LABADA FANAANBA WAY KAHORAYEEN BARNAMIJKII LAORANJIRAY HEESAHA HIRGALAY OO LABILAABAY _1970 BARNAAMIJKAA WAXAA KU SOOBAXAY XASSAN AADAN SAMATAR

  • @abdirizakmohamed1 haddaba sxb waa maxay 1970kii heestaan u hirgashay, haddee ciddii wadatay ereygaan hirgalidda hadaba ha ogaato arinta hirgalidu ma ahan hees laga dabadhacay macnaheedu laakiin waxaa weeye heesta uu fanaanku ku soo gallo fanaanimada kooxna ay qaadato loona aqoonsado in uu yahay fanaan buuxa, marka sidaas ula socda.

  • @baaruud17 1963a AYUU FANKA SOOGALAY ASAGA OO 13JIR AH HEESTA UU KUGALAY FANKA WAA DAWADII NAFTAYDAY KU DOONDOONEE OO UU ASAGU MIRAHEEDA LEEYAHAY

    MAGOOLNA 1947 WAXANA AYNA MAALIN WADA GALEEN FAADUMO C/LAAHI MAAN DEEQ

  • caadi maha illahay ha unaxariisto boqoroda codka

  • @Boonkaay haddii aad dhahday heesihii hirgalay, taasi hirgaliddu macnaheeda waxaa weeye heesta fanaanku ku soo gallo fanka oo uga mid noqdo fanaaniinta la yaqaano kooxna ku biira loona aqoonsado fanaanimo marka haddii heestu ay ka mid aheyd heesihii hirgalay labadaan fanaan kee ku soo galay fanka illeen darbi iyo magool hal maalin mayna soowada galin fankee sxb boonkaay aday kuu taallaa ka jawaab suaashaan??????????????

  • ilaahooy jannadii furdooza ku gali xaliima khaliif cumar magool fanka soomaaliyeed taariikh bay uga tagtay way adag tahay inay soomaaliya ayadoo kale ka dhalato 1970 waxay stage la fuushay umu kaltuumtii reer masar maray qaahira tagtay ayadoo la socoto hoboladii waabari bandhig faneed afrika oo lagu qabtay masar

  • waaw caadi maahan waqtigaa ma,aan dhalan laakiin hadaan ka helay waaaaw labadooduba kalama dhacaan .

  • allah ya raxmo magool

    amiin

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more