Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

SH MOHAMED UMAL IYO SH CUMAR FAARUUQ MAXAY KA DHEHEEN DIIMAHA.wmv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
19,769
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Oct 16, 2010

SH. MOHAMED CABDI UMAL QOFKII YIRAAHDA DIINTA KIRISTAANKA DIINTA YUHUUDDA WAA GAAL HABA SHEEGTEE IN UU MUSLIM YAHAY, DIIN AAN AHAYN DIINTA ISLAAMKA MA JIRTO LA ISKUMANA SOO DHAWEYN KARO DAB IYO BAASIIN AYEY ISKU YIHIIN.

Category:

Education

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (15)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Diintaada iyo diimaha kale ee dunida soo maray ee malaayiinka gaarayey ee ku suntanaa wax walba ee aadmigu rumeeyey ayaa waxay giddigood taada kaga duwan yihiin oo keliya sida wax loo caabudo, iyo in aad taada rumaysay. Maaddaam aad taada rumaysay kuwa kale ma rumayn kartid, isla markaas, kuwa kale waa cadowgaa oo arrintaasi waa mid diimuhu ku midaysan yihiin; in diintaadu kuwa kale godobayso, in aad feker ku dabbaaqdo wixii yaraantaadii iyo waagii aadan cawliyeysan wixii lagugu soo dhuray.

  • ‎{وَمَن لَّمْ يُؤْمِن بِاللهِ وَرَسُولِهِ فَإِنَّا أَعْتَدْنَا لِلْكَافِرِينَ سَعِيرًا}

    which means: For those blasphemers who do not believe in Allah and His Messenger, We have prepared Hellfire

  • قال تعالى

    :{ ما كان إبراهيمُ يهودياً ولا نصرانياً ولكن كان

    حنيفاً مسلماً وما كان من المشركين }

  • ayagu imiseey dileen wahaabiyo, gaalo ma naga dilen inta ay naga dileen

  • soomali ayagaaba heshiin la yaa la heshiinaya. oo wax ku falaaya meel kasta waa lalagu caayaa

  • @diyow08 Thanks bro insha allah kuligeyn ilahay xaqa hangu sugo waxaane lee yahay yaysan ahaanin waxa aan raaceyno shakhsiyaad iyo xisbi ee ha ahaaato aqiidada iyo diinta tas ayaa lagu liibanayaa dad badan oo qiireysan ama ay qaadey xisbinimo ayaa jira oo dadka diintoodii cirdigoodi ka amaan gali la'dahay marka ilahay xaqa ha ina waafajiyo somalina waxaa heysata waxii uu nabiga CSW ka duceystay ee ( Allahuma la tajcal musiibata fii diinina ) oo diinti ayaa lagu dagalamaya ayadoo muslim la yahay

  • @socdaal Asalaamu caleykunm jazak allah khier aad baa kuu gartey iyo sida weyn aa u dareentey bro socdaal ilaahay ha na sugu waqti adag ayaan ku jirnaa hadii aan u soo noqdo ragii galey meeshaa waxey ku tageen qorshe waxeyna ka midyihiin ururada aamisan mideynta diimaha nin daa qaadey xunbo cuskey waadna aragtey wixii meeshaas ka dhacayey weyna duuban tahay ilaahayna la hor tagayaa meeshana waxaa loo aadey waa waxa lagu eedeyey lakiin akhi sugnoo waa imtixaan jazaka allah kheir w/s

  • @diyow08 Bro waxaad moodaa in aadan comment aan qorey si fiican aadan u akhrinin aniga ma aan dhihin wey banaan tahay in diimaha la mideeyo mana aaminsani in ay banaan tahay , Qala tacala "Ina diina cinda allah hiyal islaam" taas ayaane daliil u ah , waxa aan ka hadlay waxaa waaye dadkan kaniisada galay oo aan ognahay in ay yihiin imaamyo masaajid oo waliba sheegay in aysan wax diin mideyn ama gaalo la tukasho ah aysan meesha u tagin misne aysan sameynin ayaan kaliya dhahay yaan la galeysinin.

  • majirto kaniisad aqoonsan nabinimada muxammed,

    lakin muslimiintu waxay rumeysanyihiin rusushii kahoreeysay nabigeena muxamed SCS , sidookale waxayrumeysanyihiin in ayjireen kutub kahoreeyay quraanka , lakiin dadki haayay ay waxkabedeleen , sidookale waxan rumeysannahay in uu nasaqay quraanku kutubtii kahoreeysay , dadkii haystay kutubtaasna ay waajib kutahay in ayraacaan quraanka ,

    saa darteed diin islaamka ayaa ku waajib ah qofkasta haduu xaq raadinayo,, maxaa yelay asagaa ugudambeeyay ..

  • @socdaal Walaal adiga ma ay banaan tahay in aad la midoobto diimo ilaahay uu raali ka ahayn miyeysan ahan tii nabiga (scw) lagu yiri uu allah 7da samo ka kor uu ka soo jawaabey (( Lakum diinakum waliya diini)) Subxaana allah waa uun tii oo ka xun waagas hindu butisti chiristan jew la tuko abiga socdaal ka jawaab waa qaterdeyda ayey leedahay waxey la midt aha tahay diimahan kuligooda waa sax taana waa gaalinimo cad iska ilaali walaal saman in kaaran ayaan kujirnaa diinteyna waa muslim bes W/s

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more