BISMILLAHI EEBOOW C. X. YAM YAM

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
29,343
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 15, 2010

http://www.bartamaha.com/ Maansadan ayaa waxaa tiriyay Abwaankii caanka ahaa AUN C/qaadir Xirsi Yam Yam.

Ereyada tixdan ku jira waxaa ka mid ah: Bismillahi Eeboow, Alraxmaani Eeboow, Alraxiimi Eeboow, Subxaana Allah Eeboow, Alxamdu Lillah Eeboow, A llahu akbar Eeboow, aduunyada dhamaanteed ifka kii dhisoow Eeboow, Axad kaliya Eeboow, uumiyaa khalqoow Eeboow, Kii aan la dhalin Eeboow, Isna aan wax dhalin Eeboow, Hooyo iyo adeer iyo kaan aabe qabin Eeboow, Boqorkii ifkow Eeboow, Kii Aakhirana Eeboow.....

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (12)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • janadaada ilaahoow gali yamyam iyo waaridkiisba anagana noo naxariiso

  • ilaahoow una xariisdo jannadaada cadaabkaaga ilaahoow ka ilaali yamyam iyo anagaba

  • Ilaahow Unaxariiso Marxuunka Kumagacdheer Yam Yam Janada ilaahow Gee Dambigisana Dhaaf Aamin

  • maasha alah alaha kuu naxariisto amanin

  • ilaheya naxaristi jaana ha ka warabiyo kuwa kitabka midigta laga siyo ilaheya ha kugu daroo aboo

  • Rabbi naxariistii Janno hakaa waraabiyo!

  • Aamiin aamiin

  • alow kuu naxariiso

  • Illah janno firdows ha ku siiyo

  • Allow kuu naxariiso abwaan cabdulqaadir xirsi yamyam.aamiin.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more