Cali Faarax Dhamax oo ka mid ah degaanka iyo Odayaasha Degaanka Qorilugud oo si mug leh uga waramaya Xaaladda Ceelasha degaankaas oo sida dhacday khataro badan oo dhimasho iyo dhaawacba leh keentay marka ay dumaan ceelashaas oo laga dhex qoday baliga weyn ee magaalada Qorilugud oo sida aad hadda halkan ku aragtaan biyo fadhiyaan mararbadda buuxiisu uu magaalada soo gaadho.
Link to this comment:
All Comments (0)