Nabiil Nur Receiving the Award Dhig ama Dhaqo is The winner of The Best New Movie of the year.. Thanks to HAYA Org. and every one who voted for us. Thanks... For more Go to www.choicetvsomali.com
Asc wrwb all walalaha isku hilsaray in filmkan lasameyo. ruunti aad ayaan idiin taageraya. waa film waanaagsan waa uu baahneen dhiri geliin in losameyo dhaalinteena ama lo abuuro waax ey daysadan in ey yihiin qomiyad jiirta waaxne qabsan karta iney ka dhasheen. marka hambaalyo ayaan idiin lee aano hoyoo somaliyed ee quurbo ku nool ah.
walalayaal filinkan aad ayuu u wanaagsanyahay trialar ka ayan arkay. waxan jeclaan lahaa inaan daawado. wadan ka maraykanka ayan jooga sida wadamada yurubta looguma qaban premier. marka qofkiina haduu ogyahay website ama studio carry gareeya isoo sheeg.
waad mahadsantihin
sadiagalayr 2 months ago
Asc wrwb all walalaha isku hilsaray in filmkan lasameyo. ruunti aad ayaan idiin taageraya. waa film waanaagsan waa uu baahneen dhiri geliin in losameyo dhaalinteena ama lo abuuro waax ey daysadan in ey yihiin qomiyad jiirta waaxne qabsan karta iney ka dhasheen. marka hambaalyo ayaan idiin lee aano hoyoo somaliyed ee quurbo ku nool ah.
abgdefge 1 year ago