The Imam and The Pastor waa Film ka hadlaya sida looga gudbay Dagaaladii dalka Nigeria ku dhexmaray Muslimka iyo Chrishtanka Dalkaasi wada daga, waxaana qaybtiisa cusub lagu turjumay Soomaali , si uu fariin ugu noqdo Soomaalida oo iyagoo isku diin ah , haddana wali ay dagaalo u dhexeeyaan.
Link to this comment:
All Comments (0)