waxaan ini leeyahay idinkoo mahad san waa laga qurux badan yahay in halkan qabiil lagu qoro dad gob ah baynu nahay hadaan rer borama nahay qabyalad laynaguma aqoon waana halkii fanku ka bilaabay cabdisilimoo iyo qadiija balwo alaha u naxariistee waxaan leeyahay dadkan maskaxda yarle inaad ka daysaan caadifada fanka aad ku hoos qoraysaan intaasan iniga codsanayaa umada somaliyed ee kalane raali ka ahaada baan ini leeyahay wa bilaahi tawfiiq
Aad iyo aad. Waa hees aad u fiican. Alow wey i cajaabisey heestani. Jawaahir waa fanaanad jirta. Lakin moyi meel ay ka dhacdey ila markey riwaayadan ay dhigtey. Cabdinuur waa soomalida fanaanka ugu heeso badan. Bravo baan lee yahay .
cajiib
kiff5555 1 month ago
woow gabadhaan maba aqoon macnihi hada kahorma arkin lakini she true singer cod amazing ayaey leedahay
MrJamhuuri 11 months ago
I really love those kind of old djiboutians theatre in 80's
MegaHardo 1 year ago
samarronow naaga dhaafay waxan ok aniga hadi ayan reer jabuuti naahay qabilka maa naqaani
balbalawi12 1 year ago
waxaan ini leeyahay idinkoo mahad san waa laga qurux badan yahay in halkan qabiil lagu qoro dad gob ah baynu nahay hadaan rer borama nahay qabyalad laynaguma aqoon waana halkii fanku ka bilaabay cabdisilimoo iyo qadiija balwo alaha u naxariistee waxaan leeyahay dadkan maskaxda yarle inaad ka daysaan caadifada fanka aad ku hoos qoraysaan intaasan iniga codsanayaa umada somaliyed ee kalane raali ka ahaada baan ini leeyahay wa bilaahi tawfiiq
ing4638 1 year ago
wooooooooooow maacalinki fanantay jabuuti cabdi nuur iyo jawaahir dunidabaaaaaaaaa ragaay hoose leedhagay yaasaalam cabdi waada ka baxsatay runti heestan caadi maahan waa run u sheeg vive djib people always
balbalawi12 1 year ago
fanaanadan jawahir aden cashur waxay kuu noshahay magalada borama fankana way jojisay waxaay yelataay caruur badaan
amina7879 2 years ago
this girl wa samaron and abdi waow way is sku so baxen ...johara cood dahabley xalkey joogta hada
abizam 2 years ago
Aad iyo aad. Waa hees aad u fiican. Alow wey i cajaabisey heestani. Jawaahir waa fanaanad jirta. Lakin moyi meel ay ka dhacdey ila markey riwaayadan ay dhigtey. Cabdinuur waa soomalida fanaanka ugu heeso badan. Bravo baan lee yahay .
hododaawo 2 years ago
wow they are good i love old songs they have meaning
wardiina1 2 years ago