Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

SHIIQ SALAAD CALI JEELE QAX MA HURTA WAAYE

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
27,840
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 11, 2009

RADIO ALLMARKA KALA SOCDA WARKAAN

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (17)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • siiiq salaad celi jeele ku lahaaaaa waaaar sheeeeekhi ma kii hawiyaaaaaaaaaaaaaaaa

  • waligey sawir ali jele nin ka xawayaansan somali kuma arkin

  • yaa waaaye qofka abgaal caaynaya wllh waxaan qirsanahay ninka abgaal caaya asaga ka hooseeeya ninka maanta qabiil caaynaya na waa nin reer baadiya ah qabiil walba waxuu lee yahay dad xun iyo dad fiican ninka qabiil dhan oo culumo iyo caamo lleh wax ka sheega asagaa doofaar doofaar dhalay ah

  • saaaaaaaaaalad xoolo waxaas ayaa idacad laga wareysanayaa wayaab waa xoolo xoolo xoolo

  • Salaad cali jeele siyaasada waxaa soo geliyey maxamed dheere waxa loo adeegsan jiray in uu Agoonyar oo xoogaa diidanaa Maxamed dheere lagu gumaado waana lagu shaqeystay.

    Laakiin shariifka ayaa u aaray tolkiisa oo maxamed dheere oo sida Dameer baadi ah garba duub u xiran caalamka la tusiyey.Abgaal waxaa ku jira dad badan oo caqli iyo cilmi leh waxa ay leeyihiin aqoonyahanao badan culimo badan marka yaan salaad cali jeele oo aan xataa dharka sida loo qaato aqoon in abgaal loo caayo waa khalad

  • @mohamed00786 adiga sheeg maxay Yemen u yihiiin dad gaagaaban.. Japaneskane u indho yar yihiin?

  • Walaahi Abgaal waa dad sharaf leh ee yaan yaan loo caayin ninkaan xoolaha ah

    waxaad ku cibra qaadataan Markii Maxamed dheere Jowhar heystey waxaa la dhihi jiray soo gub afarta tuulo oo dadkiisu degan yihiin sidii Agoon yar loo galay Salaad goobjoog ayuu ka ahaa Maxamed dheere ayaa sida ariga u qali jiray weligiisna kama hadlin

    Laakiin Shariifka ayaa maxamed dheere isagoo katiinadeysan saxaafada hor keenay

    taasna waa bahdilaadii ibid ugu xumeyd maxamed dheere la soo gudboonaaata.

  • Salaad "Birta Calanka" Cali Jeelle walee waa nin aan cabsan oo raggeedi ah...markaan magaciisa maqlo waxaan soo xasuustaa siduu dharbaaxada dhulka uga la dhigay kaapo mooryaan FURUQ ee dekadda Xamar isbaaradda u tiilay....I'm still laughing....

  • Sheeq salaad wax aad ku heysataan aniga ma garanayo, laakiin waxaa haboon tixgelin inuu dhamaan soomaali oo dhan uu ka mudan yahay maadama uu yahay qof masuul ah. Marka qof weriye ah intuu ku soo woco isagoo raba xaalad taagan markaas kaa wareysto wax sahlan ma aha. wax walbana saboolnimada ayaa noogu wacan marka laga hadlayo sida madaxda soomaalida ay ugu baahan yihiin in la baro sida wareysiyada loo dhiibo, taasna waxaa inala qaba dhamaan dadka wadamadooda aan dhaqaalo fiican lahayn.kkkkkk

  • SOMALI weyn

    shiiq salaad guuleyso waana la ogyahay inaadan weligaa ciishoon doonin illeen dad sharaf ayaad ka dhalatay kuna garab taagnaan doona marka dadaalkaaga laban laab annagana somali haddii aan nahay hiil iyo hooba waan kula garab taagan nahay cadowgaagana waa midkaan maangaabka ah ee video ga soo diyaariyay waana midgaha kaa masersan marka noolow oo cadowgaaga u noolw

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more