@mohamudr Aniga iyo wiilkayga saan kuugu qosolnay hadaa ogaan lahayd,Astagfirullaah! Ninyahow waad na dambaajisaye please comment kaasoo kale keep it to yourself.
i hope he is telling the truth because right now i'm listening to his story like a kid. I an't never heard of more realistic story but yet there is always the chance he is make it up. I've always heard of jinns having crazy abilities and he confirms that. Adeerkiis can tell a story though
dhowr jeer oo kale hadaan sii dhageesto beeno badan ayaa kasoo baxayo hadalkiisa, ee fadlan dhageesta oo hadaladiisa ufiirsada, mida xigto ninakan nin qayr ka muuqdo ama la is oran karo been ma sheegayo la oran karo maahan oo waxaa kuu cadeenayo sida uu fasahaadkiisa ugu sii faraxsan yahay, iyo heesaha uu leeyahay naagta jin baan utiriyay sida uu ula dhacsan yahay da uu rabi ugu laabtuu ku jiraa haday run aheed xataa ee maahan in uu umada ku sii fasahaadsho.

Khadeejah11 1 week ago
I can understand half of what this guys sayin, af reer woqooy xaka fahma...
Habbad90 1 week ago
waa runtiii odaygani waa reer ceergaabo waa dhulbahante waa qiso dhab ah oo dhacday
MrMaguure1 1 month ago
Ma Runbaa waxaan mase waa wax Iska mal awaal ah
Click9240 1 month ago
i hope he is telling the truth because right now i'm listening to his story like a kid. I an't never heard of more realistic story but yet there is always the chance he is make it up. I've always heard of jinns having crazy abilities and he confirms that. Adeerkiis can tell a story though
dollarbill11 2 months ago
hada odeeyga koley anigu ma aminsani ...
onlf1 2 months ago
odeyga ma riyoneya misse waa ruun
seydi64 2 months ago
Live ayaan u daawanayaayey habeenkaa, waana sheeko jirta ninka odayga ah ee intaa leeg been ma sheegaayo,
daacad55 2 months ago
ALLA ODAYGU BEEN BADANAA BALOW KUGU DHACDAY
shabeelnaagod 2 months ago
dhowr jeer oo kale hadaan sii dhageesto beeno badan ayaa kasoo baxayo hadalkiisa, ee fadlan dhageesta oo hadaladiisa ufiirsada, mida xigto ninakan nin qayr ka muuqdo ama la is oran karo been ma sheegayo la oran karo maahan oo waxaa kuu cadeenayo sida uu fasahaadkiisa ugu sii faraxsan yahay, iyo heesaha uu leeyahay naagta jin baan utiriyay sida uu ula dhacsan yahay da uu rabi ugu laabtuu ku jiraa haday run aheed xataa ee maahan in uu umada ku sii fasahaadsho.
amal519 3 months ago in playlist Favorite videos