Khadiija Daleeys - Hees Af May-May ah
Top Comments
All Comments (43)
-
good leadership=== peace, fun, passion, and love for all. amazing how quick we lost!!
-----------I CRY, DO YOU???????---------------can u see how people had fun while they were from all diffrent tribes? reer baadiyoo yaa ku dhalay? ka xaab xaabi waa taasaaye!!!
-
AAAAAAAAAAAAAAAAX, THX FOR THE MEMORY. EX FIYOORE !!!!!!!!!
-
Somali use to RAB CHECK 01:46 I mean it she is
-
dalays xasan baxsan iyo qalanjo hakaba hoo sedeebu hoorada biyee caleeeeeeeeek maama dalees
-
Lan naftiis bilaan lee.....maskantiisi lee etee.......ganyoo laabadee....lugtoo lee ki roogoo.......dooga lamalamayaa libintii gugee....loooool da is the best.
-
AMAANDHOOREY actually waa qadiijo c/llaahi daleys xassan aadan samatar seyban xaaji cali baxsan & qamar c/llaahi xarawo ee qofka aad qadro ku qaldeyso waa qamar
-
actually waa khadiijo c/laahi daleys & xassan aadan seynab xaaji cali baxsan & qamar c/laahi xarawo ee qadra halkaan kuma jirta
-
waraa AMAANDHOORE af raxanweyn mataqaano qadro daahir wey jootaa laakiin heestan waxba kama jiibineyso fankana kala baro waa Daleeys.Samatar ,Harawa iyo waliba BAXSAN LAAKIIN KULANKAN WEY JOOGTEY QADRA DAAHIR CIGE AFKA RAXAN WEYNTANA UMABA BILOWNO
-
bellakiin hadaa fahmi weeyso waa lagu taabanaa maalugu dhahay waaba is dhiboosaaye iska dhaaf noo hadaad fahmi weeyso dad fahmaayaa jiree
-
beelakiin ma waxaa lagu dhahay hadaad fahantid heesta lacag aa lagu siinaa waxaa u hadloosaa sida ruux raba inuu fahmo oo hadana ay dhib ku tahay oo kale
She is Marihan but from Baydhabo, she has never been to Galgudud. Baydhabo is a home to all somali citizens.
Wankaawaa 3 years ago 11
Dalays , Xasan , Baxsan iyo Qadra oo ku heesaya AF RAXANWAYN beri samaadkii SOOMAALIDA SOOMALI AHAYD.
AMAANDHOOREY 2 years ago 4