Waa Heestii Xarakatul Shaydaan iyo Kooxdii Qeylodhaan.
Heestani waa tacsi ku socota ardaydii lagu dilay Muqdisho warshada Hargaha iyo saamaha.
Heestan waxaa soo saaray kooxda Qeylodhaan, Oo markasta ka turjunta dareenka umada somaliyeed, kana damqata dhibaatada haysata,
Erayadii iyo Laxankii: Abwaan: Xuseen SHire Ciyaar-Jecel
Isku dubaridkii: Dr: Abdi Shire Ciyaar-Jecel
Music-gii: C/hakim Ciise Geedi (Farayare) iyo Cumar Teesiyow (Studio Farayare)
Waxaa ku Luuqaynaya:
Xuseen Shire Ciyaar-jecel
Shamso Mohamed Foot
Abuukar Haji Abdi
Mohamuud xuseen (abti)
Maandeela
QEYLODHAAN.COM
heestaan caadi ma aha
osmaan000 2 months ago
heestaan caadi ma aha waa qiiro galineedaa intii wax garaneeda
osmaan000 2 months ago
hees qiiro musigmacaan lasaaray . waa haa haa xarakatul sheydaan .
dhaadeey1 4 months ago
waa heestii xarakatulsheeydaan waa mahadsanyihiin kooxda qeyylodhaan waa hees waxoogaa looga sammri karo wixii dhacay markale Dr. abwaan cabdi shire jaamac ciyaar jacel iyo fanaanka hada wax kaga luuqeey naya fanaanka weyn xuseen shire ciyaar jacel waa mahadsan yihiin guuleesta halkaas kasiiwada waa lagaari doonaan dowlad aay hogaamiyaan dad wadaniyaal ah ama waa laheli hogaamiye wadani ah kooxdaas alsheydan waa iska dhamaan
dhaadeey1 4 months ago
Inaba caadi maahan, qaraxii hada dhaw dhacay durbaha qaylodhaan waakuwaas ka hadlay............noolaada kooxda qaylodhan, guulayso abwaan Xuseen Shire oo cadawgaaga unoolow waxad tahay runtii wadani dhab ah.
saamiya112 4 months ago
Mansha allah heestani waa hees aad loogu baahnaa runtii waxayna ka hadlaysaa dhabta al-shaydaan oo ah kuwo markasta umada Somali dhibaato fara badan ugaysta. Aad ayaad ugu mahadsantihiin kooxda Qaylodhaan dhamaantiin. Abwaanka heestan fiican alifay, abwaan Xuseen Shire Jama Ciyaar Jecelna waxaan leeyahay nooloow sxb!!!!!!!!!!
Maaweeliye123 4 months ago