Qiso: Gabaryahay is Xisaabi inta aan ALLAH swt ku Xisaabin.
Top Comments
All Comments (11)
-
allahu akbar,subhana allah!!! walahi waa qiso cajiib ah allahayow nasoo hanuuni oo jidka toosan nagu du.
-
yaarabii maasha'aalh walaalo. thank you
-
DADKA HADAAY AAY MAQLAAN QISO WAXAAY MOODAAN IN LACAK LARABO, DADKEYGIYOOW KA FAA EDIISTA QISOOYINKA , WAA HADII AAY RONTAHAY
-
aamiin ilahay hakuhanuuniyo adiga iyo anagaba insha alaah
-
Masha alaah
Ku noqo adunyada Qof marti ah Ama mid jid goynaayo ilaah hanaga dhigto kuwa marwalbo xasusnadaan Aakhiradoda ilahna janadiisa hana galiyo dambiyadeena kuwi hore iyo kuwi dambe ilaah ha dhaafo amiin amiin amiin yarab Asc
-
thank u very much for this video I cant even type straight with all this tears in my eyes.. masha alla great story walaalo.... insha alla I will do better may allah bless us all to the right path amin
-
jazakallah walal waa qiso cajiib ah yaa rabi no danbi dhaaf
-
aamiin ilahey hana hanuniyaa rabiyow
-
any one can tell me kitaabka zamunu qadiim
Yaa allh noo danbi dhaaf o nahanuuni aaaaaamiiiiiiiiiin
Xafsah1 5 months ago 5
Jazakallah walaal, subhanallah wallahi indhaheyga ilmo ayaa ku soo fadhisatay Ya ALLAH nasoo hadeey ee kuwi diintaada ku socdeen naga dhig ameen ameen
123superyusuf 2 months ago 2