Waxaa ku luuqeynaya heestan fanaanka weyn ee codka dahabiga Mohamed Ahmed ku magac dheer Muudey. Hadaad dooni in lagaa haqabtiro Aroosyada, Xafladaha si LIVE ah ayuu kuugu garaaci Kabankiisa Fanaanka Muudey waxaad kala xidhiidhtaa emailkiisa oo ah muudka@gmail.com
Heestaan wax ooga cod fiican Muudey ma jiro mana jiri doono. walaahi ninkaan waa fanaan asaga oo kalenena maba jiro sida loo fahmajo eryada uu ku luuqeynayo taasna dhibaato weyn ay ka heysato dhamaan somalida heesta oo dhan waa in la fahmaa ereyada aad ku luuqeyso. We love you Mudey
THE VOICE and THE MUSIC make ur clam down ,,,REALLY I LIKE IT nice one
thanx 4 ur uploaded
thesomaliflag76 7 months ago
ahahaha i love the cute look on their faces when they're done...........beautiful song walaalayal
ihachi474 11 months ago
lol yeah sxb dhib ayeey kutahay ishaa katuurtay I cant stop lesting this song sxb walahi
qalaas22 1 year ago
wallahi fanaanka caadi ma aha keep it up bro
maxaakaagalay1 1 year ago
Ninkaan maasha,alaah waaye Cotkiisa , Good , Cadooga Hadhaco
qaaqaay 1 year ago
Heestaan wax ooga cod fiican Muudey ma jiro mana jiri doono. walaahi ninkaan waa fanaan asaga oo kalenena maba jiro sida loo fahmajo eryada uu ku luuqeynayo taasna dhibaato weyn ay ka heysato dhamaan somalida heesta oo dhan waa in la fahmaa ereyada aad ku luuqeyso. We love you Mudey
maljaan80 1 year ago
siraadalaah1987 1 year ago
one of somali best song so far
821fayes 1 year ago
ohhh gr8 song
xoxkma09 1 year ago
Muudey Fanaan weyn baa tahay halkaaga ka si wad.
Zacimka 1 year ago