Hobalada Waaberi
Uploader Comments (hassanahmedw)
All Comments (21)
-
waleeeeeee waxbaa ka dhacay caku hobalada waaberi caadi ma aheyn lkn su'aasha taagan ayaa waxay tahay iyaga oo kale ka fiican sugiba meynee ayaga oo kale miyeey soo bixi doonaan waa hadii mustaqbalka aan helno nolol tan ka fiican dadkiyoo qurunka ka baxay iyo dalkiyoo nabadoobay
-
This was 1977, our beloved leaders warned us today's outcome. Ignorance kills, and that killed 1000's of Somalis.
-
alla colaadi ba'anaa alla colaadi ba'anaa waxay boqonta goysaa bahda wada jirkeeda.
abwaanka heesta allifey waxbuu saadaaliyey waqtigaas ,, war illeen ma riyuu ku arkey waxa dhici doono 1991 ka.
amadeo,
-
wah wah waa beri samaadki cadi ma ahan waxaa la yaab leh hassan adem sida uu u dalbanaayo heestaa marka aay hooriiska ma rayso dhalinyarada kale
-
@hassanahmedw heestu dhawr bilood bay iga wayntahah lool waa machallah !
-
Prove that Socialism works.
-
wayyyyyyyyy!!!!!!!!!! ilaayahay hasan aadan samatar noodaa.....waar ninyaw ninkaa waan jeclahay walaahi............nooolaaw hasan
-
Waa berigii somalia noolayd, hada waa meyd . Tolow ma soo noolaan kartaa mardanbe?
-
wakhtigu waa 1989kii oo dagaal ba ani ka socday goladii waqooyiga la odhan jiray
-
ASC Dhamaan, waxaa iga yaabiyay heesta waxaadba moodaa in la qaaday 2011, SOOMAALAAY ilaah ka cabsada oo qabiilka naga daaya haduusan qabiil caadifadii jirin saan meeynu ahaaneeyn
Mahadsanidiin
aleelehe waxbaa kadhacay war ninyhow HASANAHMEDW waxaad tahay nin cajiiba oo kaydkii hobalada soomaliyeed oo dhan haya,
waxaa ila cajiiba sida samatar u guuxayo iyo fanaanka kale oo waayihii danbe lagadabadhacay waa SHAMUURI 5:15 asagoo dhex boodaya fanaaniintii qaran sida juba, ishaar olol m.x. barow iyo kuwa kaloo badan maadama aysan cameradu si wanaagsan u qabanayn wajigooda sxb aad baad u mahad san tahay runtii waa heesaha wadanigaa kuwa uugu horeeya walina hada kohor heestaan ma daawan
abdullahi1988 2 years ago
waqtigu waa february 1988 , muqdishu
hassanahmedw 2 years ago