Majaajilo Godob-Jacayl Part 1[Riwaayad somali ah]
Uploader Comments (cakaara)
All Comments (30)
-
Really funny love it
-
Riwaayaddan Soomaaliya ayaa leh, Jabbuuti mar dabme ayey dib u jileen, magaceeda oo buuxa waa Godob Jacayl iyo Geeri, kooxdii Halgan baan filayaa iney lahayd, Meecaad inuu xilligaas ku jirey ma hubo, waxay ahayd mid-1980s. Reer Jabbuuti way copy gareeyeen,sida riwaayaddii If iyo Aakhiro oo reer Jabbuuti iyo Sahra Axmed ay dib u jileen laakiin iyagu original-ka ma laha, sidaa akhyaarta yaryar ula socda.
-
hahehahehahe so funny
-
vraiment cette scene est tres comique et je prends toujours du plasir pour revivre la nostalgie djiboutienne.
-
3:44 Afar mid iyo Maalmo Irsiq ayn cuno Aqalkeena ma keenine.. Ma Umadi dhimanaysu ISRAAIL iska daayay.... funny
-
hahaha oo waxaan nin miyaa?? riwaayada badan ayaan ku arkay laakin habar baan umaleynaye?
-
ninkan maaha huryo waa axmed xuseen jigjigaawi oo reer jabbuuti ah waligiiba dumar ayuu matalaa waan nin aad ugu dheereeya matlaad dumarka allaha unaxariisto jigjigaawi iyo miicaad
-
CAKAARA maad waalatey this is not huuryo its JIGJIGAAWI raximahuLAAHI wuu geeryoodey waa comedian reer jabuuti ah ,,,,huuryo wuu ka khatarsanaa kkkkkkkk
-
hahaha
Insha Allah waan soo gelinayaa inta ka hadhsan- heesuhu waa ka saaaray ee majaajilo wax ku kola weeeye runtii- waxaa laga heli karaa had meeshaad jooogto
cakaara 1 year ago
waa ruwayadii Godob-Jacayl oo aay aad u funny ah, it is one of my favorite somali comedy films, i will be posting other parts of the movie with KabshiishayNewsWeeek actor.... i will leave u judge..
cakaara 4 years ago