NIMCO DAREEN OSLO, NORWAY
Top Comments
All Comments (96)
-
ar tan heeskan bay ku waalatay meel walbo way ka qaadaa
heeskan fartuun birimo baa iska leh maxay u qaada horta
-
@Dalwanaage Mahadsanid walalo
-
woow my best ever somali sing mwaa love u girl
-
woow viva somalia and ogadeenia well done nimco dareen sis good job.
-
great singer nimco dareen, i enjoyed that song.........SOMALIA HANOLATO LONG LIFE SOMALIA.....MOTHERLAND
-
Fanaanka quruxda badan ee codka macaan, sida Nimco waa daawada qalbiga iyo maskaxda soo daashay ama qofkii dareemaya cidlo ama aan heysan qof uu jecelyahay ee uu la sheekeysto. Ma ogtahay, qofka ku jira xabiska looma ogolaado in uu dhageysto heesaha Nimco dareen, sababtoo ah, qofku waxuu dareemayaa raaxo iyo faraxad. qofka waa hilmaamayaa dhibkii hayey haddi uu maalinkasta uu dhageysto ama fiirsado dansiga iyo heesaha Nimco. Nooloow Nimco. AAMIIN
0:26 when nimco was screaming "somalia hanolato" me and my friends was screaming "somaliland hanolato" there was a load of landerz there, so no need to scream. anywayz you go nimco.
quruxleeyisaaq 1 year ago 16
80% of somalis lie about their originality and they take caydha most of them. are we living according to Islam as somalis. No absolutely not. Otherwise we would have stayed our country. We are greedy for money.
So i wanna say leave NIMCO DAREEN alone please. She is good singer. Ilaahay qofna lagama xigo. Naagaha quruxdeeda heliwaayay ee dabada waawaynbaa xaasidaya. Noolow NIMCO.
Dalwanaage 11 months ago 11