Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Heesti Professor Kooxdha Qaylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
9,597
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Apr 4, 2011

BARFASOORKU WAA KUMA?
YAA BEERTAY OO WADA?
MA BADBAA DA DEENAA?
BULSHAYAHAY AYAAN DARAN
BARFASOORADEEDII
BHDIIDA HEYSTEE
BURBUR IYO DHIBAATIYO
BAAQ IYO WAR MOOYEE
AAN BAXNAANO WADINOO
HADBA BAAR FARIISTOO
LONDON BAALAHEEDIYO
BAARIIS KA DAGGA OO
CILMI BAARIS BEEN IYO
BOORSOOYIN JEEDOO
BADDA IIBSADAA YIMID
MAANKAA BADALANOO
MABA MADAX BANAANOO
BALA LAGU SHUBTUUNBEY
BUSHIMAHA KA SHEEGAAN
ABCDA MOOYEE
AFKOODEEY6 KA BAQAYAAN
DADKA BAADIYEEYAAN
DHAQAN BI'IS WADAA YIMID
WAXA LAGU BISLEYSTAA
BOQNO GOOYADEENIYO
BARAKACA DADWEYNAHA
BIIL LOOGU QORAYOO
BALAAYADUU U JOOGAA
BURJUWAASI WEYNOO
BEEN ABUUR KU CAAN BAXAY
BBCSIIDA JOOGAA
BUUN-BUUNINAAYOO
BALLAN HOOSE LEEYIIN
HUURSHE IYO BANGEELIYO
BALIYADII XERAALIYO
BALADWEYNE IYO XAMAR
BOORAMA HARGEYSIYO
BOOSAASO TAGINOO
BOHOLYOW U QABANOO
BURUGSALIS DHEX JOOGOO
RIYADIISA BEENTAA
KU BOQRADAY NAFIISOOW
LAGU BARAY BASAASKOOW
WAXAAN BEYDKA HEESTIYO
MURTIDII KU BAAL JARAY
ISBADBAADI SHACABKOW
BURCAD IYO JAWAASIIS
YAAN BEYLAH LOO NOQON.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (ls827)

  • WAXAAN BEYDKA HEESTIYO

    MURTIDII KU BAAL JARAY

    ISBADBAADI SHACABKOW

    BURCAD IYO JAWAASIIS

    YAAN BEYLAH LOO NOQON

  • WAXA LAGU BISLEYSTAA BOQNO GOOYADEENIYO BARAKACA DADWEYNAHA BIIL LOOGU QORAYOO BALAAYADUU U JOOGAA BURJUWAASI WEYNOO BEEN ABUUR KU CAAN BAXAY BBCSIIDA JOOGAA BUUN-BUUNINAAYOO BALLAN HOOSE LEEYIIN HUURSHE IYO BANGEELIYO BALIYADII XERAALIYO BALADWEYNE IYO XAMAR BOORAMA HARGEYSIYO BOOSAASO TAGINOO BOHOLYOW U QABANOO BURUGSALIS DHEX JOOGOO RIYADIISA BEENTAA KU BOQRADAY NAFIISOOW LAGU BARAY BASAASKOOW
  • BARFASOORKU WAA KUMA? YAA BEERTAY OO WADA? MA BADBAA DA DEENAA? BULSHAYAHAY AYAAN DARAN BARFASOORADEEDII BHDIIDA HEYSTEE BURBUR IYO DHIBAATIYO BAAQ IYO WAR MOOYEE AAN BAXNAANO WADINOO HADBA BAAR FARIISTOO LONDON BAALAHEEDIYO BAARIIS KA DAGGA OO CILMI BAARIS BEEN IYO BOORSOOYIN JEEDOO BADDA IIBSADAA YIMID MAANKAA BADALANOO MABA MADAX BANAANOO BALA LAGU SHUBTUUNBEY BUSHIMAHA KA SHEEGAAN ABCDA MOOYEE AFKOODEEY6 KA BAQAYAAN DADKA BAADIYEEYAAN DHAQAN BI'IS WADAA
see all

All Comments (8)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Wale been maadan sheegin Xuseen Shire Jama Ciyaar Jecel, afkaaga caano lagu qabay sharafoow!!!!!!!!!

  • funny song, I love it

  • markii uu yiri Sharciga lagu heshiyey halagu dhaqmo oo doorasho hala aadana Qaylodhaan hees ayay u soo saartay o ay leedahay soomaliya waa iib oo sharif xasan aya ibsaday!

    Unka markii uu 270 xildhiban siiyey sheekh sharif sacabadey tumayeen marii maanta la yiri balantii jabuuti hala oofiyana Mahiga ayay hees kudurayan u qaadeen!

    so am asking you people the same question i ask myself.

    What Qaylodhan Stands for?!

  • Heestaan waxa la sameeyay markii markii Prof. Samatar BBC da ka dhaliilay Farmaajo oo markaas Sheekh Sharif magacaabay.

    Professor oo dhan ayaa dhulka lagu jiiday. Qaylodhaan waxay sidoo kale hees u sameysay baarlamanka markii ay kasoo horjeesteen Farmaajo.

    Shariif Xasan markii uu Itoobiyaanka & Cabdullaahi Yuusuf kasoo horjeestay ee uu lahaa Sharciga halagu dhaqmo , Qaylodhaan Banaanbaxyada lagu taageerayo ayay dhinac kaga jirtay.

  • War ilmahan qabyaalada dilooday yaa naga dhacsada wala yaabayee

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more