NEW SONG :Libdhi Maysid Laascaanood IYO Saado Cali Warsame
Top Comments
All Comments (241)
-
dhulbahante somali weyn waxii la odhan jirey ilaahay ha u naxariisto malaha hurdo ayaad ku jirtaaaan. somali wayn waaa dhimatey ee gumeysigaasi ayaa idiin daaa in abid ah waleeee
-
QUEEN SAADO CALI!!!
VIVA SSC
VIVA SOMALIA
-
loooooooooools warqaday ku qoran tahay anigu waxaan rabaa inaan qaato qoriga aabahay wallaahay, baan ku soslay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaa iyo anigu isku mid baan nahay.
guuul darwiishland guuuuuuul somalia ka naxoo nafta waa cadawgu ha jabo aamiin.
-
Viva SSC, Viva Somali Weyn!!
Somali diid ha dhaco
-
ssc guul idor wagashe waligiiba cii haso qaran,
darawshland haydalash ujoojinmayso guuuuuuuuuuuuuuul
-
adeer nabadaa somaliland aad ku haysataan iska haysta dowlaad dhacday oo kitaabka ilahay isku haysta hadaaba caraarine.
-
@abdishyne:Abti anigu ma ihi nin Qabiil adi haddii aad tahay nin qaran waad garan kartaa meesha aan ka imaanayo!!! Maalin iyo dharaarna somali ayan u ordayaa shaqsiyan laakin adigu ma nin qaran ayaad tahay mise nin qabiil.Horena waxaa loo yidhi qof walba qumanihiisa ayaa qoorta ugu jira!!kaba soo qaab commentigaagii ugu horeeyay waxaad tidhi " Reer laascaanood Goormay Ceeb suuqa uga baxen"waxaad kaloo tidhi " mida kale SSC inay cay tahay miyaanay ogayn" Marka sidee ayad nin qaran ku noqonaysa?
-
@Idirism1 :: Waar aniga marba dhinac ha iga iman ee is cadeey !!markaa ayaan wada hadli karnaa.....
Goorma ayaad cadow layga celin jiray adeer??? adiga oo ayo ah!!!
Somalina dhaqan ayay leedahay.!! kaasina awoowe yaasheen ayuu ka yimid,,,,, Taasi meesha kama baxayso marnaba!!!!
Laakin Bal is cadeey?????
-
@abdishyne Abti shakhsiyada qofka iyo qabiilka waa la kala saaraa. Anigu ma ahi qoladaas aad isasoo xigtaan oo aad kala guursataan hadana islaysaan. Waxan ha la yaabin waa wax weligeed soo jiray. Inaynu awoowyaasheenii reer baadiyaha ahaa ku dayano maaha. waa inaynu ka duwanaanaa. Aniguse si waalidbaan kuula hadlayaaye. Dhulbaahante Arab baa dhalaye, xageed isaga dhigaysaa nin naga go'san. Cadowgaa baan kaa celinay iyagoo ku xaqiraya. markaa Awoow ha noqon ninqabiil. nin Qaran noqo
-
@Idirism1 :::Abti Idris Waadigan Aqoon IIgu faanayee AQOONTEE AYAAD TAQAANIIN? Horta marka hore aniga Isaaq ha iiga waramin ,isaaq si fiican ayaan u aqaan!!! wanaan ku soo dhex koray!!ee dadka kale ugu sheekee waxaas!!! haddii aan taada kuu raaco"Qabiilkee ayaa isaaq ugu Tacliin badan?
Dagaalka kalshaale ka dhacayna ma uusan ahayn mid reer miyi!! ee wuxuu ahaa mid u dhexeeya HABAR JECLO IYO DHULBAHANTE.Dagaal xakh ah ayuuna ahaa
waata sababtay in Abtiyaashay la laayo waanan ka xumay taas.
Guul iyo Gobanimo... SSC....
ogadenqueen 1 year ago 3
Guul iyo Gobanimo... SSC....
ogadenqueen 1 year ago 2