God has the answer for the problem of Somalia. Jesus has died the death so many Somalis are dying. The message of forgiveness is the base of the cross. Ask God why this all is happening to Somalia.. Ask God why this all is happening to Somalia.Give Jesus a chance. He has the answer in Jesus.
waa yaab dadka af somali kuturjumaya waxaan leeyahay ILLAH kacabsada waan ognahay gaalnimada waxeetahay qof aat been usheegi kartaan majirto. daka lumsan kahara haraacinaha oo ILLAH u soolaabta ALLIHI idin abuuray aduunkana abuuray iyo aaqiro usoolaabta. waxaat fidineesaan kadaaya umada run iyo been iskuma'ekee ALLAH cabasada oo raaca qur'anka iyo sunada NABIGA (SWC) cadaabta ALLE kadhoorsada maxamilikartiin aad iyo aad ayeey u gulushahay BEENTA KADAAYA DADKA WABI LLAHI TOOFIIQ
kafi1011 9 months ago
kkkkkkkk Yaab annaga yaab Aragnay Quraafaadka adduunka ugu weyn, bal ILAAHAY la xir xirayo oo la dilayo oo haddana la suuradaynayo oo misna la baryayo inuu cadaab dadka ka bad baadiyo ama uu nolol siiyo, caqli xumaa waxii keeney waxaase ka sii daran kaddib 2000 oo sano kaddib inay haddana dad Muslim ah ay quraafaadkaas run u maleeyaan kkkkk ALLOW na hanuuni
dhoorre11 10 months ago
SORRY THERE ARE NO SOMALI CHRISTIANS.
TheHassanabdi 1 year ago
jesus said ;as it is you are looking far away to kill me aman who has told you the truth that i heard from god, (john 8;40) marka soomaalida gaalada sheeganaysa xagey ka keenen jesus waa ilaah ma wiilkii ilaah bal cadeyn keena dheh, mise dhega,la,aan baad ku raacdeen, waa kaa hadalkiisii mana dhihin ilaah baan ahaay ama wiilkii ilaah,,
mrluu1 1 year ago
mida aan halkan ku hayaa waxa ay tahay waxa uu yiri saamax iyaga raboow waa ayo isagoo ilaah sheeganaya oo hadana ilaahaykale siibaryaya yaa waa cajiib ilaahay geed lagu xir xiro halkee lagu arkay k nabiciise cid wax gaar siisay mjirto ninkani waa ninkii basaaska ahaa ee ilaahay ciise u eekaysiiyay ayay moodayaan in ay ciise dileen ..
awdalland 1 year ago