Geeri Doortay - Saynab Xaaji Cali "Baxsan"
Top Comments
All Comments (52)
-
heestani waxay ku jirtay riwayadii "Allah Aamin Ma iishaa?" 1964
fikradii & erayadii abwaankii reer waqooyi ee Axmad Saleebaan Bide
-
masha allah boqtoyadi diret quruxdodi tahey seynab xaji cali baxsan waxatahey fanaanka kaliya ee wadaniga ah ee dalkisa kasotagin NOLOOW SEYNAB XAJI CALI BAXSAN
-
meeshan waa ex fiyoore,sidey ila tahya weyna qayillayan waa iska marqan wadaniyad ah maxay ku dambeysey qofkii caqligiisa ka shaqeeya wuu dareemi karaa in mesha wax lagu hayey ay ahayd riwaayad ee aysan wadaniyad hadii aysan taasi sax ahyn maxaa manta loo wayey qof wax wanajiya mid wax bi'iya mooyee! marka taas baa cadeyneysa kii caqligiisa ka shaqeeyana wuu fahmi karaa kii kalana malin kalad garan oo weli la isma garin! somali huridoy qabil cabudoy godkina biyo nogu galene sidee uga baxn ciyar
-
maasha allaaah qurux badanaa , fanaaninta oodhan waa soo baashaaleen walaahi! waxaanse aad uga xumaaday saynab x baaxsan oo shaah bakaarha ku karinaysa ! qaran dumay iga dheh somaliya inkaar weeyn ayaa ku dhacday, allhaaah ka dul qaado dhibka anaka oodhan iyo musliminta aduunka! amiin
RAMADAM WANAAGASAN DHAMAAN REE youtube!
-
This song is not Wadani, its about love, i wonder why people think its war song.
-
Caleeeeeeeek Baxsan tima dheer !!!
-
ffsdfds
-
heesta wadaniga saynab xaaji cali baxsan kanaxow fantawaah dakii mucaarakaak baa ka naxyaa siida shariif jookar
-
Saynab xaaji cali Baxsan, Alla yaa cizak. thanks sayid gedo
Gardaraa xadhig gacmahaygii,
loogu giigshoo laysu geeyee,
guul Allah lahoo iigargaaryee,
yaan xumaan gocan aadmi gaystee,
Aliguled 2 years ago 3
Godob sidoon galay aan qur gooyey, gooniyoy galay is guhaadshee. Gacal waxaan lahaa adayga gaar ehe, garana maayo xumaan aan gaysatay, Rabbi guuloow aduunyada geeri toortee maanta aan go`o ax geeri doortee maanta aan go`o
Aliguled 2 years ago 2