Afdheer
Uploader Comments (Axmaddaahir)
Top Comments
-
roses are red OGs are brown thats my race so dont put it down!!! my OGs pride i will not hide my OGs race i will not disgrace my OGs blood flows hot and true my OGs peeps i will stand by you through thick and thin till the day we die
-
May Allah swt help them, ameen
All Comments (40)
-
this video got me heated mashallah somali galbeed haa nolato
-
sax sax sax sax
-
mashallah JWXO
-
Bless my fellow rebel ethnic Somalian-Ogaden peoples.. we are indeed fearles cush'itic Lions...
-
ilaheey cimir dheer ha siiyo walalaheeyga iyo walaalayaasheeda oo Soomaalieed ee Somali-Ogaden...
Amin !
-
Ogadenia will be free soon!!!!!!!
-
Bowdada markii aan ka jabay iyo, boqonka taagiisa
Habeenkiiba way bidhan lahaa, bahalka cawlaaye
Ragii buurta dheer igala baxay, beerka ka ogsooni Ragii baarqabyada ii qalqalay, beerka ka ogsooni
Bah Cilaamo goortay dhamaan, igu dul booyeysay
Ba Sadhaysan baga inay i tidhi, beerka ka ogsooni
-
Ragii Burunji inuu igu cuno, ii bariidinayay
Ee aan barkale ii tarayn, beerka ka ogsooni
Ninkii balad shisheeye iga jiray, soona bixi waayay
Ee in aan bogsado uun jeclaa, beerka ka ogsooni
Laxaad waa badhaadhee hadduu, ii bogsado xooggu
Oo biixiyaha Eebahay, kay isugu beego
Abaal badha, abaal bura, abaal bur iyo dheeraad ah
Ninba kiisa kaan ugu bedeli, beerka ka ogsooni
-
u stupid dumb arse fuck
there are our muslim brothers
backward tribal dickhead and am a somalilander who cares?
-
u stupid igorant person they are brother and sister in the ogaden who being slautered in the hands of these kuffars u give a shit about tribe
so far nothing but good comments, phew (0_0)
Axmaddaahir 4 years ago