Xafladda furitaanka suuqan iibka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada sida Ganacsatada, Culamaaudiinka Dhalinyarada iyo Dhamaan waxgaradka ku dhaqan Magaalada Muqdisho, iyagoo halkaas ka sheegay inay ku faraxsan yihiin Furitaanka Suuqa.
Link to this comment:
All Comments (0)