kk walhi waa hees la yaableh..ololol .. mar hadey inantii saablayda ferrha iyo sanbabada gaadhay jacaylkedu wa meel halis ah marka aniga talo ahan udaa ayan oran laha sxbka baas eku haysta inanta
abdi diini wow wale nice song huuno......lakin udaa dee saxibka,,,, i know love hurt .Lakin now ur freind will know that u love his girl,,,soo jeedka nasaha iyo sii jeedka laafyaha, ur in trouble dee . wishe u the best huuno.
great voice wlhi ninkaan cod ayaa ku dhamaadey iyo daganaan axsan waa fanaan qaran
cabdi diini wiil mariixaan
abe6672 8 months ago
heeestan waxa asalkeda iskaleh alfanann axmed shariif kiler alla ya raxma
MsFarhiyo 10 months ago
kk walhi waa hees la yaableh..ololol .. mar hadey inantii saablayda ferrha iyo sanbabada gaadhay jacaylkedu wa meel halis ah marka aniga talo ahan udaa ayan oran laha sxbka baas eku haysta inanta
QueenGms 10 months ago
WOW heesta wa shidan tahay walaahi lakiin diini heestu asaga malaha waxaa iska lahaa alah u naxriistee fanaanka weynaa ee xamariga ahaa AXMED SHARIIF KILLER caadi maha
xasanjiimi14 11 months ago
ya salaaaaaaaaaam abdi diini saxiibka lilahi gabadhiisa ka kalay xagayga kalay!!!!!!!!!!!!!lolz
iskorisgirl 1 year ago
ya salaam diini
iskorisgirl 1 year ago
abdi diini wow wale nice song huuno......lakin udaa dee saxibka,,,, i know love hurt .Lakin now ur freind will know that u love his girl,,,soo jeedka nasaha iyo sii jeedka laafyaha, ur in trouble dee . wishe u the best huuno.
somalisistar 1 year ago
inaba cadi maha jaceyl baa i sumeyo cadi maha hada maqlo jaceyl baan isku duduba walahi kkkkk
thelibanno 1 year ago
yarta waxay lasocotaa
saaxiibkey lilaahiya
soomaali weynee
sidee baan waxyeelaa
yarta haday lasocoto saaxiibkaa lilaahiya adigana aad jeceshahay wax lasameeyo lama yaqaano talaa kugu cagaaraneyso wlh kkkkkkkk waa yaab
heesta waa cajiib dareen dhab ah ayeyna ka hadleysaa
hadii qof aad jeceshahay qof kale asuu lasocdo hadaad aragto waxba madhihi kartid murugo iyo ciil ayaad meel lafariisaneesaa
fildaa222 1 year ago 2
heestan acdi ma ahaan
Abshir571 2 years ago