50 years of Somali independence and wat does it mean for Somali people. Organisers: Dalmar Foundation, Karti Coalition and Hirda Foundation Hold on: 25 sep 2010 The Hague, The Netherlands
Diinta waa dowladnimo ina samatar warkisa waa sheekadii Cilmaniyiinta ee aheyd Kala saarka diinta iyo dowlada taasne wax soconayo ma'ahan Somalia dowlad islami eh ayay u baahan tahay kana duwan mida Al-shabaab ee ah ad adeeg aan sharciga waafaqsanen waa in ay ahataa dowlada Mid waa faqsan Sunada iyo kitaabka Alle asagane dadka ku xukunta .
@socdaal Inay dagaan cidna uma diidna, laakiin nin gurigiisa inta timaado oo aad xoog ku qabsato gabdhihiisana aad kufsato, ma Soomaalinimaa?
Hargeysaba qolaba walbaa degan oo cid loo diidaa majirto, Bari sidoo kale. Meesha kaliya Somalia dhibka ka taagan yahay waa XAMAR, why? Xamarweyne, dadkii ku dhashay inay duuleen oo ay Ceelbuur aadeen guryo aysan lahayn xoog kuma qabsan, gabdhana ma ay kufsan oo adba waad ogtahay. Waxa Ilaahay dhibka kaaga qaadi waayayna waa sidaa...
amareto35 9 months ago
@amareto35 kkkk sxb cidaan ahayba kolba ma taagersani in xoolo qof islaamed la xalaaleysto oo xoog lagu qaato balse su'aashu waxey tahay dhulka somali baa wada leh maxaad ugu diidan tahay qolada dhuusa mareeb iyo ceel buur dagta in ay xamar weynane dagaan inleen waa dhul somaliyede ...?
socdaal 9 months ago
@socdaal Ok, aan dhahno waa saxsan tahay oo professorka ayaa qaldan.
Walaaloow, profile kaaga waxaa kuugu qoran Xamar inaad degan tahay, haddii aad diin haysato, nimanka xamar weyne degan oo ceel buur iyo dhuusa mareeb ka yimid maad u sheegtid inaysan xamar weyne lahayn.
haddii aad awoodaas lahayna, maad ku banaan baxdid ama sida professorka ka hadashid?
Mise adaaba ragaas ka dhashay?
amareto35 9 months ago
Islaamahan Qaawan ee meesha fadhiyane ilhay u barya in uu soo hanuuniyo diinta ma qabto qawnidaase .
socdaal 1 year ago