shinbirayahow heesa
Top Comments
All Comments (22)
-
out of many one people Somalia
-
Waa hees xusuus mudan boqorada codka.
-
wow
-
Alaha U naxariisto Abwaankii Heestan sameeyay Abwaan Xassan Sheikh Moumin Gaafane waana hees dhaxal gal ah xaqiiqatan
-
@joogto adeer heestaan ma sameeyn xuseen aw farax, waxaa sameeyey xasan sheekh muumin, qisaduna waa shirkii 1963 ka dhacay adis ababa oo markaa lagu diidaday qadiyadii soomaaliweey, xasan (ahn) wuxuu markaa joogay oo ka shaqaynayey madheera, waxaana loo sheegay in shirkii madaxada Afrika ee adis lagu gudoomiye in xuduudaha loo daayo siday gumaystayaashu ugu tegeen... taasuna waxay lid ku ahay qadiyada soomaliweeyn. waa markaa marka uu tiriyey heestan oo uu leeyahay shirku waa shibirayow heesa...
-
shimbirayahow heesa
heesa heesa heesa
heesa wanaagsan heesa
harkan soo fariista
kaalayoo horteeda,
shimbirayahow heesa
howlahaan i luraaya
hagardaamadiisa
hiibatooyinkeeda
-
hoodo aan ku gaariyo
hiba weeyn maaye
shimbirayahow heesa
heesa heesa heesa
heesa wanaagsan heesa
caashaq waa halbowlee
waa hir soo kacaayee
ruux kastoo halyeey ah
maalintuu haleelo
-
hurdo seexan maayee aboowe ha ila yaabine shimbirayahow heesa heesa heesa heesa heesa wanaagsan heesa jaceeylkii horeeyee cilmiba haleelaa ana ii hilaacoo hamadeeyda raacshay waa inaan halaabin haadda la ciyaaree shimbirayahow heesa heesa heesa heesa heesa wanaagsan heesa
-
OH masha'ALLAH my abti used to sing this ALL the TIME!!!
it remindes me of hime hope i see him one day insha'allah
Baarlamaanka Soomaaliya Shimibirayahoow heesa, hees wanaagsan heesa harkaan soo fariista, kaalayoo horteyda shimbiriyahoow heesa ;)
mogadishuboyy 8 months ago 7
R.I.P MaGool *****5/5 voice and essence of a woman, beuaty is in the eyes of the beholder. R>I>P she was born as G Entertainer.
xariire 2 years ago 4