Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Waayaha Cusub Heshiya

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
56,347
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jul 22, 2009

MASLAXO New Album 2009

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (51)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • best song ever!

  • waw i love it

  • frank ifka ale ha kugu gubo oo kugu cadaabo

  • @knaanbest Qof kasta oo aan diinta Carabta aan haysan ma waxad ugu yeertaa jaahil. Goorma ayuu quraanku noqday cilmi? Muxu yahay farqiga u dhexeeya, gabaygii Sayid Cabdulle Xasan iyo midka Maxamed Cabdillaahi, waa laba gabay

  • @frankie3005 Gaal waxa tahay Jahil ah waxan kuu sheegaya inaad qadarisid dadka diintooda aadan wax ka sheegin hadaa galowday aday ku taala oo dab ololayaa lagugu cadaabi waxan ku oran lahaa diin galadi lahaydba ey ogadeen ineey feeg tahay ayaad gadaal ka soo kortay bacada qorsagaro ku haysa hada aaminsantahay marka dhimato inaad cirka duul duulaysid sidi shinbirta 7 dhul hostooda lagugu cadabayaa hadada ka toobad keenin balse toobada rabi subxanuhu watacala way furantahay

  • Haaa wa sax @ ayanafrx lkn ninkan 2daba ma aha siduu shegaya i dont know wuxu yahay may be kuwa loda cabuda mu yahay lkn waxa tahay bo waxa ku shegaa hadii aa tahay qof diin leh lama cayo diin kale hadii aa tahy de cawan na da dood ma doonee

  • @TheAyanfarah Marka hore aniga ma ihi Kirishtan, Muslinna ma ihi Diin oo dhanna ma haysto. Laakiin waxan haystaa Soomaalinimadayda iyo concisouskayga dabiiciga. Haddii ay kugu xirnaan lahayd adiga Soo galinta iyo ka saaridda qof soomaalinimadiisa mar hore ayaad iga sari lahayd, lakin waxa ku faraxsanahay inaan ahay Soomaali jecel dadkisa iyo dalkiisa. dadka Muslimka ah ee aan dhibaatada aan cidna u gaysanayna waan ixtiraamaa, keliya waxan wax ka sheegaa kuwa ii dhaarta ama waalidkay caaya

  • @kunciil1 Waa Sax Muslin iyo chirstian meel isla ma galan walaalo neh ma ahan

  • @frankie3005 Caaydaada maxa ka dheefa oo aan denbi ahayn wadada qaldan aad kusocoto mar ayaad ka shalaayi doonta weli ma is weydiisay meeqo qof o somali ah ayaa qurbo joogto laga yaabe iney dhaqanka badashaan lknse malaga yaabo iney diinta badashaan so adiga hal far ayaa tahay far kaliged neh fool ma dhaqdo ayaa lagu maahmaahay somali marka Ilaah ayaa dadka hanuuniyo hope inad ka towbad keento waxa ku jirtid lknse please somali ha sheeganin inta aad diinta badalaneysid somali diinteda ma badasho

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more