Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Cabdi Tahliil Warsame - Ugaaso-Abaal daran lyrics2010 Somali Hees by PrinceY.

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
32,023
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 28, 2010

Hees qalbiga laga soo xulay.

Ogaal baa marqaati fiican,
Exana waa laga tagaa,
Iimaanka lagu degaaye,
Anigu kaa aarsan maayee,
Illaah baan talo saartay,
Hoy Illaah baa talo saartay!

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • faataxada ha looo maro cabdi tahliil inuu ilaahay caafiyo

  • ugaaaso waa hees aad u macaan waana hees taaariikhi ah oo xusuus smuddan ilaahay ha cafiyo fanaanka cabdi tahliil

  • Amaano  DHOWRA DUMARKA IYO RAGA KEEEEEEEEEEE KU FIICAN ASXBEY

  • heestaan waxaan maqlay inuu cabdi tahliil uu khaas u leeyahay oo isagay ka hadlaysaa iyo xaaskiisa waa dhacdo saxa oo cabdi tahliil ku dhacday 

  • @abdidacad walal OMG, u make me cry wallahi,  walal jabkan ku dhacay wiilkan amase sidna ku dhacday maahan midkalyahoo ku dhacda raga, ee don't forget inay dumarkaba dhibkaas qabaan walalo, waadna ku mahadsantahay dardaarankaaga anigu inan (nin yacni) ma ihi balse you made me STRONG :) thanks!

    waa iga mahadcelin, (Mohamed) I LOVE YOU

  • OMG wlhi heestaan dareemo weyn ayee lee dahaya allow nabsi naga fogeey

  • masax lana nolow cabdi tahliil

  • waawbyfarhan

  • love!!!!!!! abdi tahlil's songs .........

  • runtii aduun kan dhibkiisa waxaa arkay nin jacaayl dareemay dumarna waa la la iska aminaa ileen qalbi wax jecel asagaa wax walba unugule marka sxbayaal nin walba oo sidaan ookale kudhacdo dulqaad ha sameeyo wax walba waalamoodaa inshalaah aduuna waaa la iskaga daba imaanaa nabsi ruux galay sifudud ayaa looga abaal mariyaa ee walalayaal hala iska ilaal sho ruux ruux kale aan jeclayn inuu qalbiga kaado ruuxii sameeyana abal keeda ayuu marayaa waa iga dar daaran jaceyl (aniso) i love u

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more