waxaan nasiib u lahaa iney sahra dawo iyo kooxda dur-dur ay iiga heesaan arooskaygii 93 Etiopia!!!!!!!!!!!!!!!!!! I hope to see you all agein insha allah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! wali jacaylkii aniga iyo odaygeyga waanu is daadihineynaa 20 years and more insha allah!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Ma ogtahay daawadow ina Zahra lagu naanaysijiray Zahro Carabiyo markii ay yareyd ee ay dhiganjirtay iskuulkii 15 may ama Qasabka ee ku yaalay Magaalaga burco waa intii aanay xamar u soo wareegin ee aanay fanka bilaabin loona bixin Daawo .cajiib

MegaWarfaa 3 weeks ago
nice song. wow
Aviaro25 2 months ago in playlist Favorite videos
Waw waayo waayo xasuus dheeer ayba i gelisay waagaan ........... Keenka ahaaa looooool
Shiishle 5 months ago
qoomaal yaa salaaaaaaaaaaam fanaaniitan danbe wax u sheeg wax ha kaa faa'idaystaan
baraabar77 10 months ago
i love this
deeqda rabi baa laha
suufiboimcmmc 1 year ago
caleeeeg heestan talantaaliga Zahra daawo & Qomaal Ex Hassan Aadan
waayo waayo xuus muudan gadaal ka gaar wax ha loo sheego
TheMohamed2014 1 year ago
heesta waa deganeyt lakiin kooxda dur dur boobsiiska ayaga ayaa ku raxaysanayo arag asxaabta sidey u raxaysanayaan ooooooooof waxaasa bashaal laga dhaha viva dur dur cabdi nuur caadi daljir caadi ma ahaa alalala kulaha kkkkkkkkkk
garas441 1 year ago
heesta waa deganeyt lakiin kooxda dur dur boobsiiska ayaga ayaa ku raxaysanayo arag asxaabta sidey u raxaysanayaan ooooooooof waxaasa bashaal laga dhaha viva dur dur
garas441 1 year ago
Ma ogtahay daawadow ina Zahra lagu naanaysijiray Zahro Carabiyo markii ay yareyd ee ay dhiganjirtay iskuulkii 15 may ama Qasabka ee ku yaalay Magaalaga burco waa intii aanay xamar u soo wareegin ee aanay fanka bilaabin loona bixin Daawo .cajiib
jamalhuha 1 year ago
qoomaal iyo xasan miyaa kala jeceshihiin ma ii dan maqlin hadba hooyadaa ninka qaba waa adeerkaa..qabiilayste
oliyo 1 year ago