Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Hiwaayadda Hanuunsan Ee Huruuse

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
2,740
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Dec 22, 2009

Waa Barnaamij Xiisa Badan Oo Uu Inoo Soo Diyaariyey Khadar Maxmed Xaashi 2009

Category:

Comedy

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maasha Allah, wiilkan yar ee Khadar Mohamed Xaashi ilaahay had daayo. Wuxuu isku darsaday karti, dadaal, soomaalinimo, aqoon iyo aftahannimo ilaahay ku mannaystay. Waxaan kula talin lahaa inuu duubo barnaamijyo badan oo taariikh, juqraafi, hiddo, dhaqan, suugaan iwm. Waa hubaal inuu Soomaali dhexdeeda caan ka noqon doono, dad badanna bari doono dalkooda iyo dhaqankooda.

  • maasha allah salan sare khadar maxamed xaashi waaxan garanayaa adoo wiil yara inaadeer aftahan noo kacaybaad noqotay ilaahay haku dhowro

  • Masha Allaah, Tabarakallaah Allah macak Khadar Maxamed Xaashi Soo Tebinta Muuqaalada kala duwan,,,,axyaa qaraami,,,,taswiir xusuus mudan ayaa ka muuqata.....viva dhalinta reer laascaanood,,,,in all over the world...Aamiin.

  • biyaha widhwidh baan ka wadhaftamayoo dhankaa waqdari baan uweectamayoo waadiyada nugaal dhex weehaamoo waraabin darteed uweedhxidhayoo wahoy weel madhan walwaalsadayoo wiyeer gudhan baan wadaantood hayaa caadi maaha wallaahi

  • huruuse walaahi caadi matihid sxb suxufi iskuma jiro wllee suxufiga qarnigan cusub adiga ayaa noqon doona insha allah sxb waa ustaadkii isha

  • mashaAllah truely beautiful video, although i didnt understand much of what the narrator said its good to see that the brothers/sisters in sool sanaag and cayn are still loyal to somalia and have rejected the break away sentiments of the jaad eating clans of somaliland and puntland. may Allah make SSC prosperous and united. amiin :)

  • Khadar maxamed HAshi.saxiib runtii mudo aya isku keen danbeysay balse saxiib tariikhda SSC ayaa ku xusi doonta your fight for history of SSC

  • khadar maxamed xaashi, inadeer aad iyo naad ugu mahadsantahya barnaamijka xikmada iyo taariikhda xambaarsan ee aad ka diyaarisey wadankii hooyo. inadeer mujaahid ayad tahaye keep it up. insh'allah ilaahay hakugu garab galo.

  • write your youtube.darwiish tv.See mor clips about SSC

  • fadlan dawada youtube. darwiish tv.Darwiish tv belongs SSC people.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more