Hees qaraami By Abdi raxman dheere iyo Sahra Axmad
Uploader Comments (MrAbdulkhadir)
All Comments (24)
-
war ma dhiman labaduba waa sidee cabdiraxmaan dheere waxa uu ku nool yahay caasimada labaad ee somaliland borama xsxbayaal waa nool yihiin labadaba thanks
CABDIRAXMAAN DHEERE NIN QAALIYA FROME AWDAL
-
@garoodi & eryadii abwaankii Cabdi Cali Weyd
-
cabdi raxmaan dheere markii iigu danbeysay waxuu ku noola magaada borame
-
Alle u naxariis Abdirahman dheere iyo sahra axmed jaamac (sahra Gobaad) ayaa ku wada luuqeeya heestaa macaan oo xambaarsan amaanta iyo dhaqanka maxaa yeelay CIRKU SAGAL DARUUREE SUBAXII UU LEEYAHAY XOOLAHA LAMA AROORIYO OO SIDA ALLE LAGAGA BARTAY WAXAA LA HELAA ROOB SEERMA WEYDO AH RAAS CASEYR ILAA RAASKOMBOONIBA
-
masha allah sahro iyo abdirahman waxaana tahniyad laisku sinayaa jaceyl qalbiga sahro waxey kasahantay wax lamidba inuuba uneen waxaas erayo jaceyl kaaa ah
-
Allah u naxariiste ereyaddii Boqorka abwaanadda M C Kaariye?
haddaan qaldamey, walaal I sax!!
-
heestani waxa ay ka mid ahayd riwaayaadi canka ahayd ee la oran jire nin qasbaaya jaceyl ma loo qudhi kara waxa na xidig ka ahaa cabdi raxmaan dheere xidigta sahra axmed
-
ya salaam sahra axmed iyo c/raxman
-
dhalinyaro,fanaankani waa abdirahmaan dheere,wuxuu ku jiray ciidanka janaraal daauud ee hargeisa, waana nin samaroon saciid ah, oo reer boorama ah. thanks.
mr abdukhadir ninka heesta qaadayaa waa abdiraxman dheere
xassan aden maaha sxb, point of correction.
please change your information, thank you.
ogadendhabe 1 year ago
@ogadendhabe mahad anid sxb waa qaldamay xassan aaden ayuu u cod eg yhay
MrAbdulkhadir 1 year ago
To mr abdulkhadir it's SAHRA AHMED AND ABDIRAHMAN DHEERE it's not HASSAN ADAN
brother
abdisamad 1 year ago
@abdisamad thak you bro i mad e mistake
MrAbdulkhadir 1 year ago