Hees Somali - Cabdi Beele
Uploader Comments (dalmar46)
Top Comments
-
waa Fanaan kii Waynaa ee Reer Jig-Jiga Cabdi Beele...
All Comments (9)
-
dhamantiin wad halayseen fananka wa fanka dadayar ee reer qabridahare beeele hadana wuxu kamid yahay fananinta ileys band ee dowlad deeganka soomaalida
-
the young singer is well talented,what a beautiful picture I impress and surprise when i saw that. i knew who build the statue. the city of jigjiga in short time from township to real capital city.no more muddy streets or dusty streets,every road and streets are asphalt with pavement on the side, for pedestrian walk.all that has been constructed recently.what a development our region never had such investment since we become part of Ethiopia in 1948 the reserve area and 1954 the hawd.
-
jigjiga iyo fanaanki cabdi beele ,woow ogadenia and PL noolaada m,,
-
walaal kaligaa maaha dadka ilaahow mar anoo nool igu celi jigjiga lihi way badanyihiin.
insha allah i will go there 3 years from now if i don't die before that!
-
Sidoo kale muuqaalka heestu waa Caasimada deeganka somalida Ethiopia Waa JIGJIGA. walee meeshu way dhisantay Allow anoo nabada mar dib ii tus waan u xiisay Jigjiga wanaag.
heestu waa hees fiican fanaanka muuqaalka ka muuqda waa reer Jigjiga laakiin codka waxaan u malaynayaa in uu yahay codkii fanaanka da,da yar ee reer Hargeysa saxardiid. Dalmar46 walaal waad ku mahadsan tahay sxb waad daalaysaa reer Jigjigaad tahay baan u malaynaya ana sidoo kale xaggaas baan ka imid. walaal Ma soo galin karta heesaha Fanaanka cusub ee reer jigjiga Xirsi cabdi haddii aad heli karto. sidaa iyo nabad iyo barwaaqo.
qaranradiye 3 years ago
Adiga ayaa muddan, Walaal ma ahi reer Jig Jiga laakin qarabo ayaan ku leeyahay, kamana fogi, waxaan ka imid Hargeysa.
dalmar46 3 years ago