Waxa maanta golaha wakiilada ka dhacay dagaal gacan ka hadal ah markii danbana gaadhay in hub la isula soo baxo kadib markii ay dood qadhaadhi dhex martay golaha wakiilada, doodaasi oo ka dhalatay kadib markii la laalay mooshin ay wateen xildhibaano rabay in shir gudoonka wakiilada kalsoonida lagala laabto
Link to this comment:
All Comments (0)