Barnaamijka Ilays 13/01/11 shir ka dhacay Amensty International Office

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
8,582
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 13, 2011

waa qaybtii 1aad ee Barnaamijka Ilays ee baxay Khamiisti 13/2011 January oo ku aadan shir ka dhacay xafiiska amnesty International waxa looga hadlaya xaalada shacabka somalida Ogadeniya iyo qowmiyadaha ku dulman Gumeysiga ethiopia.

Category:

News & Politics

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (6)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @Nuurcabudhiye

    walaal aad baan kuugu mahadcelinayaa sida wanaagsan eed ugu caqli celisay the Gashamo. Xaggee buu inoo kala wadaa? Anigu 'comment' giisa ma arag balse hadalka sidaan ka fahmay wuxuu sheegay in Gashamo iyo Aware iyo Jigjiga ay nabad yihiin. the Gashamo ma laga yaabaa in aadan hadallada qabyaaladda mooyee waxbaba aadan war u hayn? Gashamo maxay Ethiopia u tartay? Dadka joogana Ethiopia way necebyihiin, ee sida meelo badan oo Soomaali ka mid ah Odayaal/qabyaalad baa hor taagan!

  • @ogadenquen

    walaal haddaan la kala roonaan roob ma da'o. The Gashamo aabbihii maxaad u nacalayn walaal? Waxa Soomaali halkaa dhigay waa khalad khalad ku sax. Waxaa laga yaabaa in haddaad si cilmiyaysan wax ugu sheegi lahayd inaad wax badan oo wanaag ah soo kordhin lahayd; haddii Haddaad qof fiican tahay waa sidaan filayee qoraalkayga waxaad u qaadan waano walaal.

  • @theGashamo sxb maxad benta kufali oo aad dhinacaga ugadan miyaadan dhimanaynin? Dhulka aad shegayso waaba meelaha ugudaran. Jig-jiga waa xarunta dadka Ogadenia odhan ay kuxidhan yihiin. aaway dhulkii kale gashamo iyo awaare miyad kataqana ?? Dhaman Ogadenia oo dhan cadadis iyo gumaysi aya jira. Hada adiga hadii heerkiinu kunabad qabo sidas lama dhoho. Waxa lagayaba nabsiga iyo beenta aad kashegayso dadka kale inay kugudhacdo oo herkiina ladilo ama lakufsado. Axmaradu dadka makala socdo e kajog

  • @TheGashamo

    idoor foquul idoor nacala abaha kuyaal...

  • guul iyo gobanimo Halkaas ka Sii wad Kowsar,

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more