NASTEEXO_2011.mov
Top Comments
All Comments (45)
-
dadka reer somaliland waqti baa ay somalia la midoobeen kadibna dhibaatadii iyo wixii kasoo gaadhay tusaale wanaagsan baa ay u noqotay. marka waxa ay go aan midaysan ku gaadheen in ay xoriyadoodii dib ula soo noqday, halkas oo ay bilaabeen halgankii qadhaadha ee gobonimo doonka somaliland iyagoo aakhiirkiina ku guulastay in ay dalkooda ka xoreeyan cadawgii faqashta ahaa ee dhibaatda ku hayey shacaka reer somaliland. maantana dadka somaliland mar danbe lumin maayan dowladooda . viva somalilan
-
@inaguluyux midnimo anigu ma rabo. meel somali ku midowdo ma arag. ee adigu ma midnimo doon ayaad kaa dhab ah mise qabiiiil ururin. waa la ogyahay somalinimo in lagu hungoobey. ee waxaad tidhaa dan gaar ah ayaan ka wataaa
-
Ma fiicna aflagaado ee sidii dad caqli leh aan fikradaha isku waydaarsano. Aaan ka hadallo xaqiiqda.Taariikhda yaan la inkirin:
1. Midowgii 1960 waxa suura geliyey Somalilnad, Somalia waqtigaa diyaar uma ahayn.
2.Dadka Somaliland waqtigaa lama siin xaqoodii, oo qaybsi dawladeed iyo millatery ma hirgelin. 3. In 1980's waxa lagula kacay dabargoyn qorshaysan (systematic genocide) la isku dayey inaan qof ka harin. Wayse iska difaaceen. Marka waxay doorteen inay midowgii ka noqdaan.
-
@Hargueez si fiican baad u hadashay ... oo waxaan ogaa bililiqadii hargaysa oo suuqyada mudisho waran oo aan waliba la qarsanayn ....laakiin hadaad garab istaagto iyagoo ku dulmay waa raganimo laba jibbaaran ....anigu waxaan ahay reer puntland dhibka muqdisha haystana waxuu ii damqayaa si aad u qoto dheer maxaa yeelay waa walaalahay waa dhiigaygii waa casimadii dadka soomaalieed oo dhan ....
-
@Reallander unity is a power ... midnimadu waa xoog ....qof si hoose u fakaraya uunbaa taas ogayn ....war muqdisho ha loo hiiliyo maanta yay ku jiiftaaye... waad ogtahay abaal raaga rag baa lehe ...yaan lagu qoslin dhibaato walaalkaa haysata ...
-
walaalahay reer waqooyi ama somaliland hadba sidaa jeceshihiin ....walaalihiin jeclaada dhibaatada ay ku jiraanna ka caawiya ..... somaliyeey toosoo oo taageera waligiin hadba kiinna taag daran....anigu waxaan ahay puntlander hadan waxaan habeen iyo maalin ka fakaraa sidii muqdisho (caasimadii dalkaygii hooyo SOMALIA) ay u noqon lahayd meesha aduunka ugu quruxda badan ... wayna dhacaysaa insha allaah ... qabyaaladdu ha dhacdo ...somaaliya ha noolaato !!!
-
@BRASCO7 Hadaanu foolba jirin maxaay fari dhaqi?
2:10 Micnamalahan lol that's my username all things take it easy now wixi dhacay Micnamalahan! lool ;-).
micnamalahan 7 months ago 8
Haaadaaad aragtaaan nin waqigan la jooogo midnimo iyo somali wayn iyo waxaaasi ka sheekayaa ninkaaasi waa daroood oo waxuu diidayaa in daroood isku keeeno ee dan kale oo uu leeyahay ma jirto. maanta qof caqli lahi ma ku fikiri karaa somali wayn . waa maya. caqliga saliiimka ah waxuu dhigayaa in shantiii somaliyeeed lagu noqodo
dhuungal 3 months ago