You have used the incorrect title for this video, Snm vs Somalia air force, General Ali was a very good man all Somalis loved him...he was fighting for the Somali people in order to take the wicked president off . I have a great respect for the general

xawadle: markaa magaca guud ee isaaq ayaa lagu dagaalamayay maaha in aad kala saarsaarto. mida kale SNM oo dhan ayaa la ilaaway.sory maalintii c/raxmaan tuur ciyaalkan meesha u diibay ayuu khaldamay.
general . cali xussein cabdi waxa markii danbe laga dhiigey gudoomiye fronta dhex saxil ila sheekh ka dagaalamay waxan laga magac dharay iskuulka ku yala burco ali hussein la yirahdo tariikh badan ayuu lee yahay waxan xasuusta hadaladii uu isticmalii jiray ( war colka karto malagu daya ) waa hadaladu isticmaaali jiray (AHN) qabiilka ka dhacay waa isaaq h. awal ciise muse ... waa mujaahidiinta la iloobey dalka usoo halgamay
@Xiimaaye99 ciise muuse.
farsameeye 8 months ago
You have used the incorrect title for this video, Snm vs Somalia air force, General Ali was a very good man all Somalis loved him...he was fighting for the Somali people in order to take the wicked president off . I have a great respect for the general
hanadeen 2 years ago

SNM thx 4 wat u did 4 uss, may allah bless u
all day every day u will be my heart
Remember SNM allways
somaliland ha
nolaato
DIBJIR1 2 years ago
Aan idin saxee General Cali Xuseen (IHUN) frontka Saaxil uun madax ka ahayne, wuxuu ahaa gudoomiyihii Guddigii degaal gelinta ee SNM oo dhan kana masuul ahaa qorshihii degaal ee dib wadanka loogu xoreeyey, ruug cadaa degaal yahan, oo degaalkii 1977kii xabashida iyo Soomaalida guulaha waaweeyn ka soo hooyey, ninkii ugu horeeyay ee hogaamineyey ciidan Soomaliyeed 1977kii Xabashida dhul ka qabsada, wuxuu watay ciidamadii jiida hore ee Qabri-Dahare, Wardheer, ee ilaa Jig-Jiga soo galay ayuu watay.
Tusaale1 2 years ago
xawadle: markaa magaca guud ee isaaq ayaa lagu dagaalamayay maaha in aad kala saarsaarto. mida kale SNM oo dhan ayaa la ilaaway.sory maalintii c/raxmaan tuur ciyaalkan meesha u diibay ayuu khaldamay.
somalilanderboy1 2 years ago
GAALEEF I LOVE SNM
maakhri waxaan ahay aussie
\ceelafweyn
mum faadumo axmed nuur
muwaadin18 2 years ago
general . cali xussein cabdi waxa markii danbe laga dhiigey gudoomiye fronta dhex saxil ila sheekh ka dagaalamay waxan laga magac dharay iskuulka ku yala burco ali hussein la yirahdo tariikh badan ayuu lee yahay waxan xasuusta hadaladii uu isticmalii jiray ( war colka karto malagu daya ) waa hadaladu isticmaaali jiray (AHN) qabiilka ka dhacay waa isaaq h. awal ciise muse ... waa mujaahidiinta la iloobey dalka usoo halgamay
xawadle 2 years ago
mujaahidkii wayn (AHN) cali xuseen cabdi waa generalkii 1977 dagaalkii eithopia bila dahabiga ku qatay . markii danba mujaahidiinta snm kusoo biirey raga ugu cilmiga badana xaga milatariiga waxku soo bartey midawgii soveity jamacdii milatariiga, wuxu wadan jirey guutadi lagu magac darey (ufo) wana ninkii shaxdii dagal hargeisa lagu soo galay dhigey illahay haa u naxariistee isaag iyo mujaahidiinti dhimaatay hargeisa ka dhex hilaacay
xawadle 2 years ago
Cali Xuseen Qolomuu haana tolow yaa GAranaya
Xiimaaye99 2 years ago